Sign in to follow this  
Abtigiis

Reerkayagu ma baradhaa????

Recommended Posts

^^^

LOL...waa runtaa.

 

Hadii A&T iyo JB poet-nimo looga ogalyahay SOL dexdeeda, amba maxaa ii diiday? :D

 

Maalin walba lo' kuusan, dhabayaco iyo wax lamid ah ayee nala daba joogaan ee maanta wir juuq ha dhahaan! Balan waxaan ka qaadayaa inaan darbiyada aan ku musbaaro. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Reerkayagu ma beesaa?

Ma beertii Faroolaa?

Ma burtuqaan macaanoo

Rer-Barigu Jecelyahaa?

 

Ma markab Pirate heshaybaa?

Midkii bariga gaadhaa

Muxuu boqol u gooyaa?

Ma basal aan dhamaano

Kolba beyd la jeexaa?

 

Ma bream'kii go'aye

Baddi laga dhameeyaa

Baddalkiisa laga dhigay?

Share this post


Link to post
Share on other sites
UZTAAD   

reerkiinu waa badar

sida baradhooda kale

waa in beec lageeyaa

bazaarada adduunkiyo

barigaa dhexeetiyo

waa in boon lageeyaa.

 

halkas baan ku joojinyaa ma sii wadayo waa cease fire.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Is our clan a currency?

Or Faroole's private farm?

Or a Luscious Orange,

Much loved by Rer-Bari?

 

Is it a ship seized by Pirates

Whoever goes to the East,

Why does he have a price tag?

Is it a bottomless onion

Which is cut in steps?

 

Or is it a substitute,

For the extinct bream fish

Which has vanished from the seas?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Abtigiis & Tolka:

Reerkayagu ma beesaa?

Ma beertii Faroolaa?

Ma burtuqaan macaanoo

Rer-Barigu Jecelyahaa?

 

Ma markab Pirate heshaybaa?

Midkii bariga gaadhaa

Muxuu boqol u gooyaa?

Ma basal aan dhamaano

Kolba beyd la jeexaa?

War ninyahow A&T, meesha wax kuma heysid ee orod oo caano boorahaagii iska cab.

 

But before you do so, allow me to educate you one last time.

 

Pirate-ku badeenuu markabyada ka baacshaa,

Bakhtiga iyo suntiisuu baladyada uu diidaa,

Waa niman bareero marna aana baqi karin,

birlab weeyaan aan jabin ee caano boorow

basasha iyo baradhuhu rag ayaa ka biishoo

beesada ku gadayee, adiguna banaankaas

buul aan lahayn baa qorax kugu bislaysaa,

gaajana bogaadiyo beerkaaga jeexdaa.

Bisinka iyo burdaha jira balo kaa xijaabnee

bambaduna maxee tahay? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Ina muxumadoow, maxaa la iga kaa siiyaa?

Shaly oo dhan kiilo Qaad, ah ayaad iga hortaagnayd

Maantana waxaad leedahay,shilin kuma siinayo??

 

Allah Yarxam Cabdi-bilaad used to utter those words when I was a student convinced they are Afarareey. No wonder prose peddled as poem later came to be known as "Bilaadeyn".

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by UZTAAD:

reerkiinu waa badar

sida baradhooda kale

waa in beec lageeyaa

bazaarada adduunkiyo

barigaa dhexeetiyo

waa in boon lageeyaa.

^^^ :D:D

Saaxiib waxaa fiicnaanlahayd inaad ugu dartid...

 

Reerkiinu waa balo, waa balaayo baasoo

marna kaaba beereen, busaarada

aduunkana bilad bey u haystaan.

Weligood barwaaqiyo baraarana ma gaaraan,

buulkii faqriga bey barbar ula jiifaan.

 

Nimaan tiisii aan bogan,

inuu buulaxooftiyo anigaa

wax bi'in kari uula soo baqoolaa,

ma wax loo bareeraa?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Abtigiis & Tolka:

Ina muxumadoow, maxaa la iga kaa siiyaa?

Shaly oo dhan kiilo Qaad, ah ayaad iga hortaagnayd

Maantana waxaad leedahay,shilin kuma siinayo??

 

Allah Yarxam Cabdi-bilaad used to utter those words when I was a student convinced they are Afarareey. No wonder prose peddled as poem later came to be known as "Bilaadeyn".

A&T, hadii tan ay afarley kula tahay-- Taadii maxay ahayd?

 

Markii lagugu biyo keenana, dhabarkaad jeedisaa ee falaari gilgilasho kaagama hartee, ama afkaaga waa dambe yaana laga maqlin hadal dilqaaf ah, ama wax iska celi. Waxbadan baa laguu dulqaatayee-- caano boorow wax iska celi! :cool:

 

p.s

Ogow maqaal kugu soo socdo oo aan ugu magac daray... "Caano boorow maxaa cida kugu diray?" :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Originally posted by Mr. Somalia:

p.s

Ogow maqaal kugu soo socdo oo aan ugu magac daray... "Caano boorow maxaa cida kugu diray?"
:D

:D:D:D Cidda waxba iguma dirine, nutrition'ka meel kale hala raadiyo unbaan leeyahay!

Share this post


Link to post
Share on other sites
UZTAAD   

sxb gobayga waan dhamaystirayaa maadaaba uu xabad joojintii la tix galin wayay

 

 

reerkiinu waa badar

sida baradhada oo kale

waa in beec lageeyaa

bazaarada adduunkiyo

barigaa dhexeetiyo

waa in boon lageeyaa

beesana la siistaa

haddaad beecintaas iyo

ka baqaysa punltand

nagaaa baroortiyo

oohintaadan badatee

ee bann kaaga naga joog

ha imaanin baladkaan

PIS_tu ay joogtaa

bohashadadii xumayd iyo

ku ekow bartaadas

oo boosaaso hangatagin

burtinle iyo baran iyo

baladkeenna noo dhaaf

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Abtigiis & Tolka:

quote:

Originally posted by Mr. Somalia:

p.s

Ogow maqaal kugu soo socdo oo aan ugu magac daray... "Caano boorow maxaa cida kugu diray?"
:D

:D:D:D

Cidda waxba iguma dirine, nutrition'ka meel kale hala raadiyo unbaan leeyahay!
^^

Nutritionkii oo dhan anaguuba nagu dhanyahayee, adiguna garow caano boore lagu koosaaray yaad cuntaayee, nafaqa la'aanta waa waxa masqaxda idinka qaadayee, kaluun lagu daaweeyo maskax la'aanta ayaa leenahayee, kaalayoo barwaaqadaan aan kujirno si nabadgalyo ah, kaalayoo nagala soo qeybgala. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by UZTAAD:

sxb gobayga waan dhamaystirayaa maadaaba uu xabad joojintii la tix galin wayay

 

 

reerkiinu waa badar

sida baradhada oo kale

waa in beec lageeyaa

bazaarada adduunkiyo

barigaa dhexeetiyo

waa in boon lageeyaa

beesana la siistaa

haddaad beecintaas iyo

ka baqaysa punltand

nagaaa baroortiyo

oohintaadan badatee

ee bann kaaga naga joog

ha imaanin baladkaan

PIS_tu ay joogtaa

bohashadadii xumayd iyo

ku ekow bartaadas

oo boosaaso hangatagin

burtinle iyo baran iyo

baladkeenna noo dhaaf

Bas bas Uztaad! Ragu tolweeye yaanan lagu talax tagin! :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this