Sign in to follow this  
XORNIMO5

The coming war soon ; Ethio Vs Eritrea;The battle of the Horn...

Recommended Posts

Abwaan   

Originally posted by Emperor:

^^Sxb why ayaad saas ugu jeceshahay inuu Odayga dhinto?

 

Alle-Ubaahne oo kale adigana habaar maad bilaabi rabtaa

Nimaan weer sugini waran ma sugo, ninyahow goormaan dhimashadiisa iga maqashay? mise capture and chased after ayaad calooshu kula xanuuntay, don't saaxiib.

 

For your information I never recognised him as president and I think he should be brought to justice.

 

Maxaadse uga doodi oo habaar ugu diidi, isagaaba ku faana waan habaaranahay, ma quuste ayaan ahay iyo shaydaan baan ahaye?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

^LOL sxb, adigana horta goormaan sanka kaa galiyay inuu President yahay waa adiga Information iga siiyay inaad aqoonsantahay iyo in kale

 

Sxb hadalkaagii hore ayaad tiri haduu madaxtooyada kubadbaado ayuu nasiib leeyahay, now I don't know what does that imply, if not a wish for death... Laakiin kasoco malaha uma aadan wadin sidaa ee hadalka saad itiri ayaan anna si ufahmay, qofna hadal si uyiri midna si ufahan ayay malahaa noqotay.

 

Hadiise aadba soo bandhigtay inuu isagu sheegtay inuu habaaranyahay hadaba anigu mardanbe udoodi maayo ee habaarka kalkaa kasii dhaqaaji Abwaanow.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Lol...sxb...Emperor..respect .......Ugaas. Ugaas raalli ka ahow haddaan si caro ka muuqato kuugu jawaabey...anigu runtii waxaan ka wadey inuusan madaxtooyo ku dhex-badbaadeyn oo laga saarayo Insha Allah. To be honest sidaan ognahay odaygaan iyo kuwo kale oo badan oo dagaal-oogeyaal ahba ma ahan kuwo khayraysan oo waa kuwa maanta halkaas na dhigay runtiina anigu mar walba waxaan iraa odayaashaan iyo kabaqaadyadoodaba intaan iska dhaafno ummadda Soomaaliyeed ha tashato weliba dhallinyarada.

 

Waan ogahay inaysan sahlanayn balse ay u baahan tahay halgan dheer iyo samir fara badan laakiin wax kastaa Ilaahay amarkiis ayey ku dhacaan iyo dedaalka aadanaha.

 

Kuwa maanta suurtogeliyey in Itoobiyaanku ay wasaaraddii Gaashaandhigga ee Soomaaliyeed ay musqulo ka dhigtaan miyaa sharaf naga mudan?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

Sxb warkaas ayaa war nin wayn ah, laakiin reer baydhabo waxay kumaahmaahaan "hadal waa kanaa may liki aamee", war badan oo macaan waa lahayaa laakiin meesha aan wax laga qaban karin waa hirgalinta iyo technicaliti-ga, and I think the technically alone in itself would need a long list of depates and threads, marka halkaa lagu soo heshiiyo yaa wax hirgali karaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Abwan is just bitter, thus after the 50 man demo in London, wishful words are used to kill of the old man.

 

He will die when his time comes, but no mortal power can chase him out of Mogadishu saxib..

Share this post


Link to post
Share on other sites

Abwaanow iga jawaab kuwa maanta aad leedahay waxey wasakheyeen wasaaradda gaashandhigga waaba garaney wa ciidane, wasaaradda gaashandhiggana wey joogi karanee, bal ka warran kuwa isku aroosi jirey iskuna mehersan jirey wasaaradda gaashandhigga xiliga maxakiimta iyo weliba xiligii ka horreyey?

 

Dhaqankaas baad ukulushahay waana lasocdaa meesha aad la dooneysid markaa walaal been yaan la isu sheegin. Meel lagugu soo hagaagi karo iyo mabda' yeelo. Iska cadeeyso warkaada baan ku oran lahaa anigu. Waana ka baxey inshallaahu.

Share this post


Link to post
Share on other sites

this one is even more crazier than anything that happened so far in the world. cuz basically, u have one clan fighting against each other to dominate...all their foes are watching them. the oromos, somalis, xabashiis every one of these ppl are sharping their swords. and here u have 2 morans from the same clan who think they have fight for the altimate price..! its all swollen heads.

 

African waali at its worst height!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this