Sign in to follow this  
miles-militis

Malpractice, mismangement and deprived – Hargeysa’s Egal Airport

Recommended Posts

Reality never quite comes close to the pictorial imagery festive only in one’s figment of imagination. Some home truths for my lad and lasses from Somaliland in their constant portrayal of the one-city administration in Hargeysa as the model system and the replica place. That it ain’t, and if it were I would be the first one to know and to speak of.

 

Read along the observations of this lad’s visit to his home town.

 

SDWO - Socdaalkaaygii Hargeysa iyo waxyaabahii aan ku arkay

Hargaysa (SDWO)- Markii ugu horeysay ee aan ka soo degay Cigaal International Airport ee magaalada Hargeysa waxay ahayd Aroor hore, 28kii July 2003, Marka u horeeysa ee ay diyaaradu soo degayso ee aad sheeda ka dheehato muqaalka guud ee hargeysa waxa aad arkaysaa inay tahay magaalo aad u fiday oo aad u weyn, qurux iyo bilic badanina ka muuqato.

 

Markii aan diyaarada ka soo degnay waxyaabaha aadka iigu yaabka badnaa waxa ka mid ahaa maamul xumada iyo isdhexyaaca ka muuqda airportka dhexdiisa oo aanad kala garanayn masuuliyiinta meesha ka shaqaysa iyo dadka kale ee dhextaagan, iyo nidaam xumida halkaas ka muuqata oo ay ka mid tahay iyadii oo nin dad badan dhextaagan oo wax ala wuxuu yahay aanad garanayn banaanka airportka ee diyaarada u dhow uu dadka kaga ururinayo baasaaboorada oo xataa aad ka shakiyaysidba inaad u dhiibto nin meel cidla ah iska taagan, arintan waxaan u arkaa arin wax laga qaban karo oo ah in masuulku xafiis fadhiisto oo dadka diyaarada ka soo degayaa ay xafiiskaas tagaan oo baasaaboorka dhigaan.

 

Markii aan u kuurgalay sababta baasaaboorada dadka looga qaadayo waxa la ii sheegay in la rabo in qofku uu bixiyo cashuurta soo gelida dalka oo ah $10.00 oo doolar ahaan lagu bixiyo, iyo $30 Doolar oo ah inaad qasab kaga sarifatid Baanka Airportka oo aad u dayac la una ekeyn meel meteli karta muuqaalka guud ee dalka marka ugu horeeyasa ee dalka aad soo gasho

Hadaba waxa cajiib noqay iyadii oo qiimaha lagag sarifayao $30 Doolar ee qasabka ah uu yahay mid aad uga hooseeya ama aan kuba dhowaan karin qiimaha doolarku ka taagan yahay suuqa, oo uu laguugu sarifayo 3000 halka uu suuqa ka taagan yahay 7800 oo Somaliland ah.

 

Xafiiska lacagta laga sarifto iyo xafiiska cashuurta lagu qaado ee baasaaboorka laga qaato oo ah laba daaqadood oo isku xiga ayaa ah meel beranda ah oo anaan habayaraatee dhismahii qurxoonaan jiray ee airportka ahyn isla markaasna anaan gelinba halkaas ee berandaha aan dibada uga sii baxanay. Hadaba iyadii oo cashuurtaas intaas leeg soo gelayso madaarka dheertahayna khidmada laga qaado diyaaradaha sida xad dhaafka ah ugu soo degaya madaarka ayaa hadan waxa kaa yaabinaysay dayactir la,aanta weyn ee ka muuqda madaarka iyo wadada weyn ee ka timaada ee soo aada magaalada.

 

Gaar ahaan wadadan oo ah wadada ay soo maraan weftiyada heerka sare ah ee ka yimaada duninda dacaladeed waxa ay ku dhalinaysaa figrad ka duwan tay ka haysteen somaliland , sababtoo ah madaarku waa muraayada dalka oo dhan. Sidoo kale waa madaarka uu madaxweyanahu ka dhoofo kana soo dego, markaa waxa haboonayd in wadaadaasi ka dhex muuqato somaliland. Guud ahaan bilicda magaalada Hargeysa aad ayay u quruxoon tahay waxaad arkaysaa dhismayaal casri ah, tukaano casri ah oo wax walba haya aadna uga jaban duninda kale, waxaad arkaysaa baabuur aad u tiro badan oo nooc walaba leh, hase yeeshee waxa intaas oo dhanba isku fuuqsaday oo bilicdii magaalada la hadhay wado xumida iyo burburkii wadooyinka gaadhay 88kii oo halkoodii ah wax badana laga qaban, boodhka ka dhex kacayna aan ku tilmaamay Kaabul(afgaanistaan).

 

Magaaladu aad ayay u camiran tahay wakhtigan xaadirka ah oo ay ku sugan yahiin dadkii Somaliland ee qurbo jooga ahaa.

 

Waxyaabaha kale ee iga yaabiyey waxa ka mid ah wakhtiga qadada iyo Baar Xaraf oo aad moodo in duco lagu samayno wax halkaas dad iyo baabuur is weeydaaranay oo cuntadu markiiba ay ka dhamaato, markii aan u guur galay waxan oo dadi maxay ahaayeen gaar ahaan odayaal waxa la ii sheegay in ay u badan yahiin masuuliyiinta dowlada iyo inta shaxaadaysa.

 

Hadal iyo dhamaan waxaan ku soo gunaanadayaa shacbigu way dadaaleen wax badana way qabteen se waxa gaabis ah Xukuumad oo loo baahan yahay in ay xil weyn iska saarto sidii loo dhisi lahaa wadooyinka magaalada dhex mara bal qiyaasoo waxaas oo baabuura intooda badani waxa ay bixiyaan lacagta loo yaqaan wado marida, Waxaan dhowaan idiin soo gudbin doonaa warbixino ku saabsan dhakhtarka Hargeysa, Jeelka iyo Booliska oo ii qorshaysan inaan soo booqdo.

 

Guled Cabdi - Sdwo Hargeysa

Share this post


Link to post
Share on other sites
India   

The first day I joined SOL ---I gave some useful advice to my brethern from the South and mainly Putlanders and my advice still stands:

 

 

Please take care of your """" before you bad mouth mine. Samuria at least our airports are influxed with people-hence international.

 

I put to you:

 

1 do you even have one?

2 if you do, is there a runway, facilities or is the reality that it is crossed by both people and herds at the same time??

3 do you guys even care about improving the situation and bring it to the forefornt of discussions?

 

 

All the hardships facing our economy my brother is not but time constraints. ROME Was not built in a day. We built a Country to be proud of in Ten yrs. What imagine you:we can do the next in the ten years!! the GALAXY is the limit as far we are concerned.

 

WHAT WILL YOU DO WITH YOUR LIFE ONCE SOMALILAND IS FULL OF STATE OF the ART AIRPORTS AND AMENITIES ALIKE?

 

WHAT DO YOU DO APART FROM SERVING UP AND DOWN THE NET LOOKING FOR ARTICLES THAT YOU CAN MINPULATE!

 

DONT YOU THINK THIS OPPOSITION WITH SOMALILAND IS A LITTLE WORRYING??

 

WHEN YOU CASH YOUR PENSION BOOK< DO YOU WISH YOU HAD MORE SO YOU COULD DESTORY SOMALILAND?

 

 

I MEAN COMMON TELL ME SAMURIA I NEED TO UNDERSTAMD WHERE THIS PORFOUND JELOUSY AND HATE STEMS FROM?

 

 

Could it infact be BIOLOGICAL? IF SO can we conclude that all Putlanders are affected?

 

People I need explianations---it is just not possible that a whole bunch of people are full such malice.

 

D.has Q's hope some one can provide me some A's

 

Somalilander

Share this post


Link to post
Share on other sites

A lesson my dear -

Perhaps you never heard of the followings:

Garowe – Garowe International Airport (fairly new) and its old Conoco airport,

Bosas – Bosaso airport (no intro needed there),

Galkayco – Galkacyo airport,

Gara’ad - Taar International airport – one of the most advanced and newest airports in Somalia.

Laascaanood – laascaanood airport

 

In case it did not dawn on you already Puntland is the only region where you have not one, not two but three airport with inbound and outbound flights at all times.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gediid   

Originally posted by Samurai Warrior:

A lesson my dear -

Perhaps you never heard of the followings:

Garowe – Garowe International Airport (fairly new) and its old Conoco airport,

Bosas – Bosaso airport (no intro needed there),

Galkayco – Galkacyo airport,

Gara’ad - Taar International airport – one of the most advanced and newest airports in Somalia.

Laascaanood – laascaanood airport

 

In case it did not dawn on you already Puntland is the only region where you have not one, not two but three airport with inbound and outbound flights at all times.

Finds that quite humorous even tho its devoid of any humor.Darn must be what I'm smoking lately or something that was said........ smile.gifsmile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this