Sign in to follow this  
Kamaavi

Madaxda( Budhcada) Qaarada Afrika oo Addiss Ababa Ku sii Qul-Qulaya.

Recommended Posts

Kamaavi   

Madaxda qaarada Afrika oo shacabka ay hogaamiyeen Badankooda ay aaminsan yihiin

14jb8yr.jpg

inay Yihiin budhcad danaystayal ah oo aan wax dan iyo muraad ah aan u hayn mustaqbalka shacabka iyo aayaha qaarada afrika aya ku sii qul qulalaya magaalada Addiss Ababa, halkaas oo uu ka dhaci doono, kulankii Afar Iyo Tobnaad(14) ee qaarada Afrikka. Kulankan ayaa la filayaa in 4000 qof oo kascda qaarada Afrika iskugu tagayaan.

 

Sababtaan darteed ayaa la sheegay in amaanka magaalada Addiss Ababa la adkeeyay oo qaar ka mid ah dadka la xir xiray kuwaas oo laga shakiyay waxaana magaalada Addiss Aababa ayaa ciidamada lagu soo dhoobay.

 

Madaxa wasaarada arrimaha dibada Itoobiya u qaabilsan arrimaha Afrika Azanaw Tadesse ayaa sheegay in wax oogu badan laga hadli doona uu yahay Xariirka iyo Horumarka Qaarada Afrika, wuxuu kaloo carabka ku dhuftay in qorsha Wadamada Midoobay ee Qaarada Afrika aan marnaba laga hadli doonin, arrinkan ayaa ilaa hada aan ogayn wax uu ka samyn doono hogamiyaga dalka Liibiya Mucamar Al-Qadfi.

 

Sababtaas darteed ayaa dad badan loo xir xiray, dadkan la xirxiray ayaa u badan dad Soomalia ah iyo Oromo, ilaa haatan xir xiran, lama sheegin sababta dhabta ah ee loo xir xiray iyo goorta dhabta ah ee la soo dayn doono, dadkan Soomalida la xir xiray ayaa waxaa ka mid ah dhalinyaro u dhalatay Ogadeeniya oo Jaamacada Dalkaa Itoobiya wax ka baranayay.

 

Madaxwaynaha dalka Malawi ayaa la filayaa in la dooran doono, balse wadanka Tunisia ayaa Iyado Gudbisay Codsi ah in Madaxwaynaha Libiya Korneel Qadafi uu Jagada Sii hayo, Taas suurta gal ah inay Khilaaf ka dhex abuurto Kulanka.

 

Shirkan ayaa waxaa ka soo qayb Gali doona,Xoghayaha Qaramada Midoobay Qar Ban Ki-moon, Madaxwaynaha Midowga Yurub, Raysul Wasaaraha Wadanka Spain, Iyo Madaxda Banka Aduunka.

 

O'gadentoday.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

^The theme for the assembly is “Information and Communication Technologies in Africa: Challenges and Prospects for Development.”

 

Isn't Riyale off to attend the ordinary session yet? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Well that’s good the revelation in information and communication technologies can really develop Africa , but in Africa the IT services in especially sub Saharan Africa prices remain high I don’t know about east Africa

As for mudane rayaale he will attend these meetings when the time is right

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this