Sign in to follow this  
NASSIR

Yusuf Gerad (BBC) defends the status quo of food aid diversion corruption

Recommended Posts

NGONGE   

Originally posted by Abwaan:

lol...laba reer...A&T intaas waad igala culus tahay ugaas anigu khalad baan u arkaa in magaca pirateland aad u huwisid beel dhan. I am sure haddii Qabridaharre, Caabudwaaq, Beledweyn, Baydhabo iyo meelo badan oo aan badi marin haddii ay badi mari lahayd pirate waalan baa ka dillaaci lahaa ee ka daa sheekada sidaas.

Soomaali waxba isma dhaanto. Ismadhaanto iyo dhasheed baan nahay guud ahaan.

Ano mashaallah leh o la yaabsan xigmadi Abwaan ayaan intaan akhristay. Ileen ninko kamay aheen reer PL pirate yan lago sheegin. Tiisa waxay tahay "anako hadaan bad lahaan liheen pirates ka fiican kuwa PL ayaan samiisan laheen" Eesh cala hadal! :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Originally posted by NGONGE:

quote:Originally posted by Abwaan:

lol...laba reer...A&T intaas waad igala culus tahay ugaas anigu khalad baan u arkaa in magaca pirateland aad u huwisid beel dhan. I am sure haddii Qabridaharre, Caabudwaaq, Beledweyn, Baydhabo iyo meelo badan oo aan badi marin haddii ay badi mari lahayd pirate waalan baa ka dillaaci lahaa ee ka daa sheekada sidaas.

Soomaali waxba isma dhaanto. Ismadhaanto iyo dhasheed baan nahay guud ahaan.

Ano mashaallah leh o la yaabsan xigmadi Abwaan ayaan intaan akhristay. Ileen ninko kamay aheen reer PL pirate yan lago sheegin. Tiisa waxay tahay "anako hadaan bad lahaan liheen pirates ka fiican kuwa PL ayaan samiisan laheen" Eesh cala hadal!
:D
lol...NGONGE anakooo ayo ah?! I thought degaannada aan soo tixay in Soomaali kala duduwan deggan tahay:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this