Qurac&qansax

Marwada Madaxweeynuhu Ma lacagteedii by isticmaalin mise mid dowladeed

Recommended Posts

WWW.CAASIMADA.NET

Muqdisho (Caasimada Online) – Marwada koowaad ee qaranka Qamar Cali Cumar ayaa galabta soo booqatay xarunta gabdhaha agoonta ah ee Boondheere, iyadoo u mahad celisay dowladda Jabuuti oo hir...

 

marwada madaxweeynaha oo agoonta xarunta Boondheere oo ah xarun dowladda Jabuuti hir gelisay  u banalqaatay 16 ka mid ah in ad deeq waxbarasho oo jamacadeed (4 years) sii nayso.

 

marwo suu aasha meesha taagan waxa weeye.

1. xaruntaan dowlad jabuuti baa waxtartee, xarumaha kale ee aan wax la tarin ee wadanka ka jira maad wax tartid.

2. hadii aad deeq 16 arday siinaysid, maa xarumahoo agoonta meelkasta wdanka ka jooga u wada qaybisid.

3. lacagtaan deeq waxbarasho oo 100K oo doolar gaaraysa ma mid aad lee dahaa mise waa mid dowladeed.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.