Recommended Posts

Mahadcelin iyo lacag baryid loo aaday Imaaraadka. Xasan Sh. still has bot met daljiraha Turkiga oo dalka kaliya waxwabad la arki karo Soomaaliya u sameysay.

Madaxweynaha Soomaaliya oo Maanta u ambabaxay safarkiisii ugu horeeyay ee dalka dibadiisa ah

Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa Maanta u ambabaxay dalka isutaga Imaaraadka Carabta.

Madaxweyne Xasan iyo wafdigiisa ayaa martiqaad rasmi ah ka helay dhiggiisa dalka Isutaga Imaaraadka Carabta Sheekh Maxamed Binu Saayid.

Socdaalka Madaxweynaha Soomaaliya ayaa la sheegay inuu qaadan doono labo maalmood, kaasoo ku qotoma xoojinta xiriirka diblomaasiyadeed ee labada dal, fududeeynta isku socodka, ganacsiga iyo sare u qaadista iskaashiga labada waddan oo mudooyinkii dambe yara xumaa.

Safarka madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa noqonaya safarkiisii ugu horeeyay ee uu ugu ambabaxo dalka dibadiisa tan markii loo doortay xilka madaxweynaha Soomaaliya 15-kii bishii May ee sanadkaan 2022.

Si kastaba ha ahaatee waxaa xusid mudan in shalay uu safar dibada ah u baxay gudoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Madoobe, waxaana sida dastuurka  dalka qoran kusime madaxweyne sii ahaan doono inta ay dalka dib ugu soo laabanayaan madaxda dalka, gudoomiye ku xigeenka 1-aad ee Golaha Shacabka Sacdiyo Yasiin Xaaji Samatar.

Share this post


Link to post
Share on other sites

This is getting very fishy and shady. He is being programmed by certain intelligencies. No photos and videos released. Top issue is xiriirka dalka Qadar loo jaro. Taas muu ka caga jiiday and was taken hostage, a la Maxamed Salmaan of Sacuudiga-style.

Screenshot-20220621-220656-com-opera-bro

Share this post


Link to post
Share on other sites
1 hour ago, Dhagax-Tuur said:

HSM is in  Jerusalem as the guest of Yahuudis.  Madaxweyne dunida heshiis la ah,  and all that. 

Wax walba ka filo.  

He secretly visited there in 2016, HSM, is  sociopath and does not care about Somalis. 

Wax walba ka filo

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.