Che -Guevara

Regret my foot

Recommended Posts

Well done Tarzan on this,  xooga waa ka naxay maalin dhoweeyd, QOORTA u laad laadinaayey Kenya

 

please , use other source, stay away from GAROWEONLINE< which is run by KENYA Sirdoon

Share this post


Link to post
Share on other sites
Arafaat   

Not sure if making a scene of something trivial is always positive or will get you anywhere. Now Kenya found a new stick to hit Somalia with. 

  • Like 1

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xasan Sh.' weakness waala tijaabinaayaa and being shown how ineffective and weak he is already. If this happened dowladii Farmaajo, by this time a rebuke letter would have being issued by wasaaradda arrimaha dibadda and the Kiikuuyo safiir being called in Xamar for explanation. Tarsan inay meesha kaligiisa ku cidleeyaan is such a shame.

Anyway, another kas iyo maag from Kiikuuyo today:

Diyaaradaha dagaalka dalka Kenya oo Duqeymo culus ka geystay deegaano ka tirsan gobolka Gedo

Wararka ka imaanaya gobolka Gedo ayaa sheegaya in diyaaradaha dagaalka Kenya ay saacadahii lasoo dhaafay duqeymo culus ka geysteen deegaano ka tirsan gobolka Gedo.

Deegaanada duqeymaha xoogan ay ka geysteen diyaaradaha dagaalka dalka Kenya ayaa kala ah likooleey, Buusaar, Garsaal iyo Ceelcadde, halkaas oo ay badi ku nool yihiin dad Xoolo dhaqato ah, waxaana duqeymahaasi ay geysteen khasaare kala duwan.

Dad gobjoogayaal ah oo warbaahinta gudaha la hadlay ayaa waxay sheegeen in duqeynta ay waxyeelo aanan la xaqiijin karin ay kasoo gaartay dad shacab ah, islamarkaana duqeymaha ay ku dhinteen Xoolo farabadan.

Majirto wax war ah oo kasoo baxay maamulka gobolka Gedo ee dowladda Federaalka Soomaaliya oo ku aadan duqeymaha culus ay ka fuliyeen diyaaradaha dagaalka dalka Kenya deegaano badan oo ka tirsan Gedo.

Diyaaradaha dagaalka dalka Kenya ayaa dhowr jeer oo hore waxay sidaan oo kale duqeymo khasaare xoogan geystay uga fuliyeen deegaano iyo degmooyin ka tirsan gobolka Gedo, hayeeshee dowladda Kenya ayaa beenisa inta badan duqeymaha khasaaraha badan geysta oo ay ka fuliyaan gobolka Gedo.

Xigasho

Share this post


Link to post
Share on other sites
Arafaat   
5 hours ago, Che -Guevara said:

More provocation and lethal this time. The only way to deal with is hit them.

Hit who? Kenya? 

  • Haha - That was funny. You made me laugh! 3

Share this post


Link to post
Share on other sites
17 hours ago, Arafaat said:

Hit who? Kenya? 

Yes, mise 'hit' waxaa u taqaanaa dagaal kaliya? Remember cabaadka Kiikuuyada ka baxaaye after the current ban of jaadka? Of non-negotiationing of baddeena? Also Kiikuuyada has been kicked, their proxy attempt of trying to retake Buuloxaawo on last year. Kiikuuyoland is broke, very broke and deep in debt in fact and only secessionists think they are semi-super powers. Sad.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.