Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Soomaali iib ah, ifkana ka iib ah

Recommended Posts

Qodob ka mid ah baaqa ee soo saareen siyaasiinta Shariif Sheekh Axmed, Xasan Cali Kheyre iyo C/raxmaan C/shakuur Warsame.

"Waxaan walaac xooggan ka qabnaa xaraashka dhulka hantida guud ee maalmahan sida xawliga ah uga socda Muqdisho. Waxaan kasoo horjeednaa ku takrifalka hantida qaranka ee sida sharci darrida ah qiimaha jabanna looga iibinayo shakhsiyaad gaar ah.

Waxaa xaaran ku ah diinta Islaamka, dastuurka iyo shuruucda dalka in madaxda qaranka ay ku takrifalaan hantidii shacabka Soomaaliyeed ka dhexaysay, iyadoo la iibinayo dhulkii danta guud, si degdeg ahna looga tirayo diiwaanka hantida qaranka.

Waxaan hadaba uga digaynaa madaxda qaranka in ay ka waantoobaan arrinkaas, waxaanna xusuusinaynaa in arrinkaas la iskula xisaabtami doono mustaqbal dhow iyo kan fog intaba. Waxaan sidaa si la mid ah uga digaynaa ganacsatada iyo shakhsiyaadka ku hawlan iibsiga hantida qaranka in aysan yeelan doonin xuquuqda lahaanshaha dhulka maadaama sida lagu siiyay ay tahay sifo sharci darro ah.

Waxaan gebagebadii ugu baaqaynaa Madaxweynaha in uu talada dalka dhulka dhigo, dalka iyo dadkana u turo, aqbalana talowadaag iyo tanaasul, si midnimo iyo isku duubni loogu wajaho halista dalka hortaalla. Waxaan uga digaynaa cawaaqib xumida ka dhalan karta in uu ku sii socdo qaabkan gole ka fuulka iyo kali-duulka ee uu haatan dalka ku hoggaaminayo. Waxaan ugu baaqaynaa inuu mudnaanta siiyo la dagaalka kooxaha argagixisada ah, ka hortagga damaca Itoobiya, joojiyana qaabka qardajeexa ah ee uu doonayo in uu dastuurka ku ansixiyo, iyo ku tagrifalka dhulka hantida danta guuud ee sida sharci darrida ah looga iibanayo shakhsiyaadka, siyaasiyiinta iyo ganacsatada ay danwadaagta yihiin."

1. Shiikh Shariif Sheekh Ahmed
2. Xasan Cali Khayre
3. Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame

Xigasho

________________

Sadexdaan iyagaa codka xildhibaanno ay heysteen ugu wada shubay Xasan Socdaal. Haka saarto.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Hay'adaan, this so-called 'Tayodhowr,' waxaa maamulkeeda maamulo kuwa Xasan Socdaal xiriir hoose leeyihiin, including mid uu sodog u yahay. Wiilkiisa ayaa qabo gabadha, guddiga maamulo ayeena ka mid tahay.

Screenshot-20240321084540.png

Share this post


Link to post
Share on other sites
Illyria   

In a display of defiance against corruption, Mogadishu-based businessmen have halted their operations at Mogadishu Port for the last two days, citing a corrupt scheme linked to port activities.

Local entrepreneurs have voiced their frustrations, stating they are being pressured to engage in and financially contribute to a scanning service not officially recognized by the Ministry of Finance. Payments for this service are allegedly directed to a select group of businessmen with close ties to port authorities, effectively bypassing standard governmental oversight and sparking concerns over legality and the apparent circumvention of the Ministry of Finance’s authority.

This standstill at the port, resulting in little to no operations over the past two days, not only highlights the transparency issues of financial transactions but also suggests a deeper, systemic issue of governance and corruption.

 

 

THESOMALIDIGEST.COM

Challenging corruption at Mogadishu Port, local businessmen boycott biggest port in Somalia...

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.