Sign in to follow this  
Deeq A.

USA: Booliiska Oo Gacanta Ku Dhigay Ninkii Geystay Weerarkii New York

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-New York)-Frank R James, oo ah 62 jir, ayaa ku eedaysay inuu ahaa qofkii fuliyey weerarkii lala beegsaday shacabka isticmaala tareenada dhulka hoos mara ee xaafadda Brooklyn, weerarkaasi oo ay ku dhaawacmeen ugu yaraan 23 qof.

Booliiska New York ayaa baadi-goob ballaadhan waday maalmihii lasoo dhaafay kadib weerarkii Salaasadii ka dhacay magaalada.

Frank r James ayaa lagu xidhay xabsi ku yaalla xaafada Bari ee Manhattan galabnimadii Arbacada, sida uu sheegay Taliyaha Booliiska Magaalada New York, Keel Oulell.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this