Sign in to follow this  
Deeq A.

Shahaado Siinta Xildhibaannada Oo Muqdisho Ka Socoto

Recommended Posts

Deeq A.   
Waxaa maalintii Shanaad hotel ku yaalla gudaha garonka diyaaradaha Aadan Cadde ka socda bixinta shahaadooyinka xildhibaanada labada aqal ee baarlamaanka 11-aad
Xarunta guddiga oo ay ku sii qulqulayaan xubnaha baarlamaanka ee dhawaan la soo doortay ayaa la sheegay in ay si habsami leh uga socoto diiwaan gelinta xildhibaanada labada aqal.
12 xildhibaan oo ka tirsan baarlamaanka labadiisa aqal ayaa illa iyo saaka isdiiwaan geliyay, kuwaas oo kala ah :-
  1. Abdikafar Elmi Hange GSH#144
  2.  Mohamood Ahmed Adan GSH#157
  3. Mohamed Abdullahi Burale GSH#059
  4. Mohamed Abdulkadir Mohamed GSH#019
  5.  Abdirahman Idan Yonis GSH#259
  6. Samira Maxamud Haji AS#51
  7. Saynab Ismail Mohamed AS#45
  8. Mohamed Abdi Osman AS#49
  9. Daud Abdikarim Sh Omar GSH#014
  10. Farhan Ali Hussein AS#47
  11. Abdulrahman Ahmed Osman GSH#010
  12. Mohamed Farah Nur GSH#19

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this