Sign in to follow this  
Deeq A.

Mas’uuliyiin kormeeray xarunta Ilaalada Canshuuraha Puntland ee Gobolka Mudug

Recommended Posts

Deeq A.   
8.jpg?resize=1000%2C592&ssl=1

Taliyaha Ciidanka booliska DPL S/guuto Maxamed Cali Xaashi iyo wasiir ku xigeenka wasaaradda amniga iyo DDRta Cabdullaahi Cabdi salaan ayaa maanta kormeeray Xarunta ciidanka Ilaaladda Cashuuraha ee gobolka Mudug.

Koormeeka masuuliyiinta waxaa ku weheliyay Taliyaha qaybta gobolka Mudug G/sare Muumin Cabdi Shire iyo sarakiisha gobolka,waxayna masuliyiinta ukuur galeen xaalada Ciidanka iyo shaqada xoogan ee xarunta ka socota.

Taliyaha Ciidanka booliska DPL S/guuto Maxamed Cali Xaashi iyo wasiir ku xigeenka wasaaradda amniga iyo DDRta Cabdullaahi Cabdi salaan ayaa shir gaar ah oo ku saabsan dardar galinta amniga gobolka iyo sidii loo xoojin lahaa shaqooyinka socda la qaatay Taliyaha qaybta gobolka Mudug iyo saraakiisha.

Taliyaha ayaa kula dardaarmay saraakiisha gobolka Mudug xoojinta howlgalada amni ee socda isagoo ku booriyay in ay halkaas ka sii wadaan.

9.jpg?resize=1000%2C738&ssl=1 8.jpg?resize=1000%2C592&ssl=1 7.jpg?resize=1000%2C792&ssl=1 6.jpg?resize=1000%2C765&ssl=1 5.jpg?resize=1000%2C667&ssl=1 4.jpg?resize=1000%2C820&ssl=1 3.jpg?resize=1000%2C910&ssl=1 2.jpg?resize=1000%2C667&ssl=1 1-3.jpg?resize=1000%2C667&ssl=1

PUNTLAND POST

The post Mas’uuliyiin kormeeray xarunta Ilaalada Canshuuraha Puntland ee Gobolka Mudug appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this