Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Why not start in their deegaan

Recommended Posts

Why don't they start a branch in their deegaan instead other deegaano dhib iyo qaxar ugu horseedaayaan whereas their own families live in peace deegaanadee ka imaadeen. Heck, he is a secessionist, too and does not believe Soomaali unity. 

Sheekh Aadan Sunne oo shaaciyay inuu ku biiray Al-Shabaab

Sheekh Aadan Sunne oo goordhoweyd la hadlay idaacada BBC-da ayaa xaqiijiyay in uu ku biiray xarkaada Al-Shabaab, kadib markii uu ka baxsaday deegaanada Somaliland.

Waxa uu sheegay Sheekh Aadan in uu ku sugan yahay dhulka ay gacanta ku hayaan kooxda Al-Shabaab, uuna u kala gudbi doono dhamaan wilaat-yaadka ay gacanta ku hayaan, si uu uga qeyb-qaato arrimaha faafinta dacwada.

Wadankii aan ku dashay ee aan ka ahaa Nin ku howlan dacwada Islaamka ayaa waxa ku timid carqalad xoogan oo kaga timid nidaamka ka jira goobtaas. Waxaa si cad loogu faafinaya (Somaliland) dhaqan badal iyo diimaha gaalada, oo hadda ka hadasho aad adiga u cadiban tahay oo cida wadana lagu ilaalinayo,” ayuu yiri.

Sidoo kale waxa uu sheegay in Garsoorka iyo dhamaan laamaha amniga ee Somaliland ay gacanta ugu jiraan madaxda sare, islamarkaana ay bulshada reer Somaliland u dhiban yihiin.

“Waxaa hadda ku suganahay qeybaha wilaat-yadka Islaamka ay gacanta ku hayaan. Waxaa dhex mushaaxaya oo u kala gudbaya wilaat-yaadka 11-ka ah ee gacanta ku hayaan xarakatu Shabaab al-mujaahidiin.”

Sheekh Aadan Sunne ayaa ku dooday in deegaanada Al-Shabaab ay ka jirto masuuliyad Diimeed oo xaq ah, islamarkaana uu kala qeyb qaadanayo waxkasta oo awoodiisa iyo aqoontiisa ah, kalana qeyb qaadanayo, sida uu sheegay.

Ugu dambeyntiina waxa uu beeniyay in uu deegaanada Al-Shabaab u tagay si uga qabto xil sare, wuxuuna ku cel-celiyay in halkaas u tagay faafinta dacwada iyo masuuliyad diimeed oo la xiriirta faafinta dacwada.

Xukuumadda Somaliland ayaa dhawaan shaacisay in Sheekh Aadan Sunne iyo qoyskiisa ay ka baxeen Somaliland, islamarkaana aysan jirin cid wax u dhintay isaga iyo qoyskiisaba, kadib markii uu maamulka xiray dhowr jeer.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

B/c they will be smoked out. Simple. 

They need a habitat that they can survive and thrive. There is no habitat for these rats in Somaliland, whether they are pseudo Unionists Rat or Fundamentalist rat. They are all rats to us.  

If you guys are happy to welcome the so called Pseudo Unionists, you should also happily welcome their fundamentalists side kicks.  After all, they have the same political views, of One Somalia. 

You cannot pick and choose and say you don't like some but you love others. No, that is not how it works. Reject all of them and deport them back to Somaliland so they can face justice. 

  • Thanks 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
galbeedi   
1 hour ago, Che -Guevara said:

MMA,

A lot of these nuts are nurtured and let loose from that enclave. 

He openly supported Al-shabaab through his sermons. Before he was arrested he led a sermon where he called for Jihaad and overthrowing of the the whole system in Somalia. HE is the most hardline Sheikh in the Somali region by far, yet he was supervised in minimum security jail.

THere are some Sheikhs and others who are roting in jail while the Hargeisa Maamul couldn't furnish any evidence against them. C/maalik Coldoon and others are in Mandera Jail although a judge found him not guilty. 

I have no doubt that this man was disptached to be another Ahmed Godane and prolong the suffering of the people of south Somalia.. How could a well known Al-shabaab man take his whole Family and land in Jilib, middle Jubada Dhexe  without no one knowing?

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Why would he start in his own Deegaan when  the koonfurians who will follow him . They are his fan boys. He has no support  in somaliland so u will go meesha laga jecelyahay

 

somalilanders won’t support his extremism but koonfurians will so he goes there makes sense to me. Waanu so dhaweynayna the relocation of sheikh sunne 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
11 hours ago, Che -Guevara said:

MMA,

A lot of these nuts are nurtured and let loose from that enclave. There is a tacit understanding between these nutjobs and secessionists. 

Of course Muuse Muqayil and co. waala ogyihiin and fund them via Dahabshiil. Until dowladda dhexe completely regulates xawaaladaha iyo mobile transfares waxaan ma dhamaanayaan.

Imagine if the shoe was reversed, calaacalkooda iyo Reer Koonfur baa na xasuuqaayo tan iyo aakhiro samaanka ayee la calaacali lahaayeen. 

Share this post


Link to post
Share on other sites
9 hours ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

Imagine if the shoe was reversed

Imagine no more. We expelled the troublemakers from Laascaanood and Ceerigaabo. No more assassinations by unknown thugs. 

Do you the guts to remove all those who are originally from Somaliland from your regions? We are more than happy to receive them and resettle them back to their original roots. And at the same time bring to justice the big fish who have made a habit of fraudulent misrepresentations.

 

 

SOMALILANDSTANDARD.COM

  The President of the republic of Somaliland H.E Musa Bihi Abdi has talked about the expulsion of thousands of people from Lasanod and hailing from southern Somalia by his administration. The…

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
9 hours ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

waala ogyihiin and fund them via Dahabshiil.

Actually Alshabab runs a shadow government and generates millions of dollars in plain sight of AMISom and Puppet government in Villa Somalia.

The recently shutdown Bakaraha Market is a clear example of the power and reach of these groups. 

Don't try to rub your incompetence and inability on Somalilanders. Blaming others for your own failures is a losers' mindset.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
19 hours ago, galbeedi said:

He openly supported Al-shabaab through his sermons. Before he was arrested he led a sermon where he called for Jihaad and overthrowing of the the whole system in Somalia. HE is the most hardline Sheikh in the Somali region by far, yet he was supervised in minimum security jail.

THere are some Sheikhs and others who are roting in jail while the Hargeisa Maamul couldn't furnish any evidence against them. C/maalik Coldoon and others are in Mandera Jail although a judge found him not guilty. 

I have no doubt that this man was disptached to be another Ahmed Godane and prolong the suffering of the people of south Somalia.. How could a well known Al-shabaab man take his whole Family and land in Jilib, middle Jubada Dhexe  without no one knowing?

A lot of South Somalia media as well as social media persons were supporting Adan Sunne's release.

As recently as last week when his whereabouts was still unknown and some media reported that he was handed over to Ethiopia. A lot of South Somalia social media people were retweeting and trying to use the disappearance as a negative news on Somaliland.

Now that Adan Sunne has emerged as an Alshabab sympathiser and moved to South Somalia, the same people who were just few days ago supporting Adan are now turning around 360 degrees. 

You cannot have it both ways.

We will release Coldoon and he is going to end up the head of Harakaat Al Shabaab. Don't blame us when that happens. 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Sheekh Aadan Sunne oo sheegay in Somaliland laga soo saaray

Sheekh Aadan Cabdiraxmaan Warsame (Sheekh Aadan Sunne), oo dhawaan Al-shabaab ku biiray, ayaa sheegay in Somaliland lagu faafiyo diinta Masiixiga, markii uu ka hadlayna dhibaatooyin loogu gaystay.

Aadan Sunne ayaa Sheegay in uu Alshabaab ugu biiray mabaadii uu aaminsanyahay darteed, waxaanu xukuumada Somaliland ku eedeeyay in ay kasoo barakicisay Hargaysa.

"Waxa adoon kasta oo caaqil ahi iswaydiinayaa maxaa keenay Aadan Sunne halkan, waxa isoo kiciyay waa mabaadii saami ah oo aan aaminsanahay, waana manhajkayga qanaacadeed ee diinta Islaamka, cadowga maanta goobaya Islaamka cida indhaha u ah ee u baaqaysa ayaa aniga isoo barakiciyay" ayuu yidhi Aadan Sunne.

Waxa uu sheegay in dhaqan xumo iyo diin la'aani ay ku faaftay guud ahaan Somaliland, taasi oo keentay in dhalinyaradu diinta caydo "Intaanan gobolada kale gaadhin inamada yar yar ee Hargaysa iyo Burco jooga waa kuwa diintii lagu soo barbaariyay caayaya, cid markaa amni ah oo talaabo ka qaadaana ma jirto".

Waxa uu sheegay in Somaliland ay tabliiqiyiinta Masiixigu joogaan oo ay diinta ku faafiyaan cidii ka hadashayna lagu dhibaateeyay "Baadariyaasha ayaa diinta ku faafiya cidii ka hadashayna hanjabaad cad ayaa heer madaxweyne loogu hanjabay, qaarkoodna jeel iyo xabsi ayay u dhex hurdaan".

Aadan Sunne ayaa sheegay in markii hore uu doonayay in uu diinta ugu gar gaaro carabkiisa, oo uu dadka wacdiyay lakin, markii taa lagu dhibaateeyay ay ku kaliftay in uu qoriga ku difaaco.

Xigasho

Share this post


Link to post
Share on other sites

Like all the other Frauds who claim to misrepesent Somaliland in South Somalia, their terrorist cousins are also welcome to South Somalia by South Somalians. 

If these rats cause you problems, blame yourselves. 

Btw, since you asked for it, **FREE COLDOON** crew, he is coming to a town near you and may probably become a top Alshabab leader. All your dreams are coming true, I guess. 

Share this post


Link to post
Share on other sites

I doubt in laga so Saaray he went on his own free will and we welcome that if u support Somalia go live there either join the fragile paper govt in Hiding in some bunker or join a more viable government shabaab who have more dicpline 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Yes it is true the coldoon fella is an extremist he admires the late mad Mullah really and quotes him in sermons  so he wil join shabaab by the way all his follower on fb are walanweyns

Share this post


Link to post
Share on other sites

Absolutely, and they have the audacity to blame us. 

We lock them up, they all cry *FREE FREE FREE*. We free them, and they all cry *WHY DO THEY LET THEM FREE*. You can't win against them. 

The simple answer is, they want these rats to cause us problems - not them. But they don't know our rats are too smart for that. 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.