Recommended Posts

I remember telling Galbeedi right on this site this very issue a few years ago. I guess it is becoming a reality.

Maareeye oo shaaciyey arrin lama filaan ah iyo qorshaha ****, **** & ****

Wasiirkii hore ee wasaaradda warfaafinta, haatana ka mid ah xubnaha loo doortay Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa soo saaray qoraal xasaasi oo ku saaban shirka ka dhacaya Baydhabo ee ay leeyihiin madaxda siyaasadda ee Beelaha ****, **** & ****.

Mareeye ayaa shaaca ka qaaday in Beelaha ****, **** & **** ay dhowaan ku heshiiyeen in marka ay dhammaato doorashada socota la xoojiyo isbaheysigooda gaarka ah.

Sidoo kale wuxuu ka shifay qorshaha shirka ay ku leeyihiin Baydhabo, isaga oo tilmaamay inuu ku saabsan yahay wax ka beddalka awood qaybsiga xilalka dowladda, gaar ahaan xafiisyada Madaxweynaha, Ra’iisul wasaaraha iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka.

“Shirar ay yeesheen Madaxda Beelaha ****, **** & **** mudooyinkii lagu jiray arimaha doorashooyinka dalka ayaa lagu heshiiyey in marka ay dhamaato doorashada Xildhibaannada DFS la xoojiyo isbahaysiga ka dhexeeya labadan beelood oo lagu magacaabo (D&DM alliance) oo laysugu tago Magaaladda Baydhabo si looga tashado in wax laga bedelo qaabka 20kii sano ee ugu dambeeyey loo kala qaadanayey xafiisyada waaweyn ee looga talayo dalka,” ayuu qoraalkiisa ku yiri Xildhibaan Maareeye.

Waxa kale oo uu intaasi ku daray in hadda ay isbeddaleen qaar ka mid ah siyaasiyiintii iyo madaxdii ku howlaneyd shirkaasi, isla-markaana ay doonayaan in xilalka sidoodii loo daayo.

“Nasiib daro, waxaa hada muuqata in qaar ka mid ah madaxdii shirarkaas ku jiray is bedeleen oo ka shaqeynayaan in kuraasta sidoodii loo daayo oo Baydhabo loo tago taageero dad gaara oo keliya,” ayuu markale hadalkiisa sii raaciyey.

Ugu dambeyn Maareeye oo kasoo horjeedo qorshaha lagu maja-xaabinayo shirka Baydhabo ayaa soo jeediyey in wada-tashi la isugu yimaado Muqdisho, ka hor shirka Baydhabo.

“Xildhibaano labada dhinac ah oo aanu arintaas iska aragnay waxaanu ku heshiiney in shirka Baydhabo ka hor Xamar lagu shiro oo laga heshiiyo Agendaha Shirka iyo in aan la bedelin ujeedkiisii,” ayuu gabagbadii ku yiri qoraalka uu soo saaray wasiir hore Maareeye.

Arrintan ayaa la aamisan yahay inay saameyn weyn ku ku yeelatay Villa Soomaaliya oo la rumeysan yahay inay kala fur-furtay qaar ka mid ah madaxdii waday qorshahan, iyadoo adeegsaneyso Madaxweyne Lafta Gareen, maankana ku heyso dib u doorashada Farmaajo.

Xigasho

Share this post

Link to post
Share on other sites
Samafal   

Hadii taasi dhacdo D & H soo isma bahaysanayaa oo jug jug meeshaada joog noqon mayso??

Wadanka ciyaarta halaga daayo oo hala abuuro xisbiyo kudhisan fikrado sidii wadankaan Allah nagu beeray aan ugu wada noolaan lahayn.

Share this post

Link to post
Share on other sites
1 hour ago, Samafal said:

Ha isbaheystaan haddee isaaminaayaan. Cali Mahdi iyo Caydiid iyo tolkooda ayaa isaamini waaye, let alone beelo kale. 

Share this post

Link to post
Share on other sites
1 hour ago, Samafal said:

Hadii taasi dhacdo D & H soo isma bahaysanayaa oo jug jug meeshaada joog noqon mayso??

Wadanka ciyaarta halaga daayo oo hala abuuro xisbiyo kudhisan fikrado sidii wadankaan Allah nagu beeray aan ugu wada noolaan lahayn.

I don't even think clans within D Block will align politically let alone H and D. I do agree we need to move on to actual party systems.

Share this post

Link to post
Share on other sites

There has never been a dr president and. The farmers of baydhabo waligood gudoomiye barlamaan may dhaafin.  Wa labba aan Waxba isku so kordhinayn baa is raacay 

by the way samafal d and h hada manay alliance ahayn since  carte iyagu uunba isku celinaya labbada boos eeh ugu sareyeye mise waxad leedahay taasi alliance maha eeh wa natural 

Share this post

Link to post
Share on other sites
1 hour ago, Che -Guevara said:

MMA,

Such alliance would be possible only if the gnorant and chauvinistic behavior of certain northerners change.

If you read what Maareeye is saying above, there are already spoilers oo shirkaan ajendihiisa rabo badalo. Ololo siyaasadeed ayee rabaan ku badalaan oo shaqsiyo gooni ah lagu taageero. 

Share this post

Link to post
Share on other sites
2 hours ago, Samafal said:

Wadanka ciyaarta halaga daayo oo hala abuuro xisbiyo kudhisan fikrado sidii wadankaan Allah nagu beeray aan ugu wada noolaan lahayn.

Here is Maareeye oo sharxaayo maadaama ururo siyaasadeed jirin oo meesha the cursed 4.5 lagu joogo:

Share this post

Link to post
Share on other sites
Samafal   
7 hours ago, Che -Guevara said:

I don't even think clans within D Block will align politically let alone H and D. I do agree we need to move on to actual party systems.

It is same for all other clans. That is why political parties based on ideas is the way forward. This nonsense may resonate with some disgruntled folks, but it adds to the polarisation of the country on clan lines and hence continuation of the status quo. 

Xaaji

I don't think it is based on any agreed alliance. Since clan war started with these two beefing, there were always general belief that, it is they who can sort out their mess.

Share this post

Link to post
Share on other sites
galbeedi   
7 hours ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

Maareeye oo sharxaayo maadaama ururo siyaasadeed jirin oo meesha the cursed 4.5 lagu joogo:

MMA,

Poor Maareeye didn't get the message. Laftagareen and company wanted the northern guys to join N&N and build the so called coalition later.. A big N&N convention is coming to Baidaba jast before the election and some Northern guys want to join in but with some caveat. 

And by the way, a guy who just came from, Mogadishu this week told me that premier Rooble was working for his sub clan and especially Abdikarim Guuleed for the president. He said the HG group in Mogadishu own more than half of the nothern delegates and 90% of the Banadiri members chosen in Mogadishu.

If some of us thought Rooble was crowning C/laahi Deni or Hassan Sheikh, that idea had been put tp rest. Reerku kursigay rabaan. Elders who complained about being cheated were given a nice hand shake at night and disapeared. 

The big issue is if Mr. Guuleed fails to garner enough votes and pass to the second round where would his group go? Farmaajo or C/laahi Deni?

8 hours ago, Xaaji Xunjuf said:

The farmers of baydhabo waligood gudoomiye barlamaan may dhaafin.  Wa labba aan Waxba isku so kordhinayn baa is raacay 

Politics is the art of making things possible. After this ugly election, it should be political parties, but Xaaji and company can't play these games.

Share this post

Link to post
Share on other sites

That’s not gonne happen the the Galmudug guys cannot become president it isn’t going to happen both the pirates unuka  are opposed to them.. this rooble guy is wasting his time .

these anarchist should never be allowed in a governing position 

Share this post

Link to post
Share on other sites
16 hours ago, galbeedi said:

MMA,

Poor Maareeye didn't get the message. Laftagareen and company wanted the northern guys to join N&N and build the so called coalition later.. A big N&N convention is coming to Baidaba jast before the election and some Northern guys want to join in but with some caveat. 

And by the way, a guy who just came from, Mogadishu this week told me that premier Rooble was working for his sub clan and especially Abdikarim Guuleed for the president. He said the HG group in Mogadishu own more than half of the nothern delegates and 90% of the Banadiri members chosen in Mogadishu.

If some of us thought Rooble was crowning C/laahi Deni or Hassan Sheikh, that idea had been put tp rest. Reerku kursigay rabaan. Elders who complained about being cheated were given a nice hand shake at night and disapeared. 

The big issue is if Mr. Guuleed fails to garner enough votes and pass to the second round where would his group go? Farmaajo or C/laahi Deni?

Politics is the art of making things possible. After this ugly election, it should be political parties, but Xaaji and company can't play these games.

Guuleed has fewer than a dozen selected votes. Kheyre ayaaba dhaamo. 

Share this post

Link to post
Share on other sites
Arafaat   
On 3/14/2022 at 4:12 PM, Samafal said:

Hadii taasi dhacdo D & H soo isma bahaysanayaa oo jug jug meeshaada joog noqon mayso??

Wadanka ciyaarta halaga daayo oo hala abuuro xisbiyo kudhisan fikrado sidii wadankaan Allah nagu beeray aan ugu wada noolaan lahayn.

That is not possible at the moment, as long as the war with Al Shabaab has not come to and end. 

Share this post

Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.