Sign in to follow this  
Deeq A.

Wasiirada UK- U Qaabilsan Arimaha Afrika Oo Ka Hadashay Dooda Barlamaanka & Mawqifkay Dawladeedu Ka Taagan Tahay Aqoonsiga S/land

Recommended Posts

Deeq A.   

Wasiirada Uk u qaabilsan Arimaha Afrika oo ka hadashay Dooda Barlamaanka & Mawqifkay Dawladeedu ka taagan tahay Aqoonsiga S/land

vicky.jpg

Doodda Aqalka Baarlamaanka waxay hoosta ka xariiqeysaa mowqifka aan is bedelin ee ay dowladda UK ka taagan tahay Qadiyada Somaliland. Waa hawl u taalla Somaliland iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya inay go’aan ka gaadhaan mustaqbalkooda. Waan sii wadi doonnaa inaan arrimaha dimuqraadiyadda, amniga iyo horumarka kala shaqeyno dowladda federaalka ee Soomaaliya iyo Somaliland,” ayay ku tidhi qoraalkeeda.

Adjournment debate in @HouseofCommons underlines consistent UK government position on Somaliland status.

It is for SL & Federal Gov of Somalia 🇸🇴 to decide their future.

We continue to cooperate with Fed Gov of Somalia & SL on democracy, security & prosperity.

— Vicky Ford MP (@vickyford) January 18, 2022

Halkani ka daawo doodii aqalka wakiilada UK-Oo dhamaystiran

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this