Sign in to follow this  
Deeq A.

Wasiir Durraan oo ka horyimid sida loo maamulay kursiga Hop166

Recommended Posts

Deeq A.   

Wasiirka Duulista Hawada iyo Garoomada Xukuuamdda Federaalka Soomaaliya Durraan Axmed Faarax ayaa sheegay in kursiga HOP166 ee Golaha Shacabka loo maamulay si baalmarsan Habraacyadii Doorashada ee lagu heshiiyay.

Waxaan Shacabka Soomaaliyeed iyo bulshada iska leh kursiga golaha shacabka ee sumadiisu tahay Hop166u caddaynaya in si baal marsan habraacyadii doorashada dadban ee lagu heshiiyay 3 ilaa 9 Janaayo 2022 loo maamulay doorashada kursigaas.iyadoona Nabadoonada beesha kursigu ka dheexyo aan wax door ah la siin.”

Qoraal uu soo dhigay bartiisa Facebook ayuu ku sheegay in Nabaddoonada Beesha Kursigaas ka dhexeeyo aan wax door ah laga siin xulista Ergada dooranaya Kursiga HOP166.

Xubnaha Xulaya Ergada iyo ergada ay soo xuleenba maahan kuwo haysta matelaad bulsho, waxaana arrintaas ku faahfaahinayaa Shir Jaraa’id oo aan siin doono warbaahinta Insha allah” ayuu sii raaciyay.

PUNTLAND POST

The post Wasiir Durraan oo ka horyimid sida loo maamulay kursiga Hop166 appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this