Sign in to follow this  
Deeq A.

Baalamaanka Ingiriiska Oo Dood Dheer Ka Yeeshay Aqoonsiga Somaliland

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-London)-Baalamaanka dalka Ingiriiska ayaa dood dheer ka yeeshay aqoonsiga Somaliland. Doodda oo ahayd mid dhinacyo badan ay xildhibaanada iska taageen qadiyada Somaliland iyo sida ay dowladda UK ka yeelayso ayaa socotay muddo ka badan hal saac.

Xildhibaanka ayaa intooda badan la dhacsanaa doodda uu soo bandhigay xildhibaan Gavin Williamson oo ahaa xildhibaankii aqalka horkeenay mooshinka ka doodida aqoonsiga Soomalailand.

Gavin ayaa waxaa uu baarlamaanka sharraxaad dheer ka siiyey horumarka ay Somaliland ku tallaabsatay dhinacyada amniga iyo dimuqradiyadda, isaga arrima badan u soo daliishaday sababta uu u doonayo inay UK u aqoonsato Somaliland.

Xildhiabanka ayaa intaa ku daray in xaqiiqada aan la iska indha tirin islamarkana ayna dowladda Britain ku qaadan muddo dheer oo kale in ay sugto aqoonsiga Somaaliland, Halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this