Sign in to follow this  
Deeq A.

Xildhibaan Barkhad Batuun Oo U Jawaabay Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya

Recommended Posts

Deeq A.   

Barkhad Batuun oo ka mid ah xildhibaanada golaha wakiilada somaliland ayaa yidhi

Muwaaddiniinta Somaliland, maanta oo kale ha muujiyaan midnimadooda oo  Madaxweynahoodana ha isbarbar taagaan, caalamkana ha tusaan calankooda iyo ciiddoodu in ay ictiraaf rabaan.

“Wasiirka Arrimaha Debadda Somaliya waxa aan leeyahay

“Somaliland socotay, duniduna waxa ay ka doodaysa doorashooyinkeedi mucjisada ahaa, dimuquraaddiyada ka hana qaaday iyo dareenka dadkoodu ku rabaan ictiraaf ay caalamka ka helaan. Adiga iyo Xukumaddaada uma taalo xasarad iyo xadgudub aad u geysaneysaan xuquuqda Somaliland caalamka ku leedahay, laakiin waxa idinla gudboon inaad xasiloonida Xamar ka shaqeysaan oo aad ilaalisaan nafaha qaaliga ah ee shacabka sharafta lehe cashuurtooda huteellada ku cuntaan ee aan adeeg dawladdeed iyo Amni taam ah idinka hellin.”

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this