Sign in to follow this  
Deeq A.

Ex-Wasiir Duur oo ka dhawaajiyey Weedho xasaasiyad Siyaasadeed Abuuray+Siyaasi Cismaan Cumar Dool oo u jawaabay

Recommended Posts

Deeq A.   

Ex-Wasiir Duur oo ka dhawaajiyey Weedho xasaasiyad Siyaasadeed Abuuray+Siyaasi Cismaan Cumar Dool oo u jawaabay

 

“Aqalka Madaxtooyadda waxa kaliyaata ee lagu gaadhi karaa waa Cod”
“Hadalada Deegaankayga ka soo yeedhaana waa laba mid uun, Kalkoo nagu dheeraaday iyo kulaylka oo aanu u dhalanay”
Ex Wasiir Duur.
May be an image of 1 person
Jawaabta Cismaan Cumar Dool:-
dool.jpg
Siyaasiyan hadii Madaxweyne noqoto Cirro ayaa Faysal uga dhaw kursiga lakiin hadii lays yidhaahdo Muuse Qabiil ahaan ha laysaga celiyo oo ay Cirro iyo Faysal hanjabaan waxaa run u dhaw Faysal Cali Waraabe.
Waayo Ciidagale Faysal Cali Waraabe wuu wada raacaya lakiin Cabdiraxmaan Cirro waxa Muuse Biixi uga soo horaynaaya Habar Yoonis. Waa runtiisa Faysal wuu karaa in uu Muuse Biixi ka dhigo Nin Reer Samatar ah.
eeg ka waxaa ku hadlaaya waa Muuse Cabdalle waa Duur 4 sano ayuu Muuse ku dul wareegaya isaga ayuu kalku ku dheeraday. Markii uu Muuse Biixi shaanida turaayaye ee uu hanjabaayay maxaa ku dheeraa bal soo waydiiya!!!
Personal interest.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this