Sign in to follow this  
Deeq A.

Maxaa looga hadlayaa kulanka maanta ee Baarlamanka Puntland?

Recommended Posts

Deeq A.   
2-3.jpg?resize=1000%2C601&ssl=1

Xildhibaannada Baarlamanka Puntland oo fasax kooban ka soo laabtay ayaa lagu wadaa in ay maanta yeeshaan fadhiga 17-aad kal-fadhigooda 49-aad.

Fadhiga maanta ayaa sida qorshaysan looga doodayaa Xeerka dalxiiska Puntland oo ay soo gudbisay wasaaradda Warfaafinta Isgaarsiinta iyo dalxiiska.

Xeerkan waxa akhriska labaad ku sameeyay guddiga Arrimaha bulshada, dhaqanka, Warfaafinta iyo Isgaarsiinta Baarlamanka.

PUNTLAND POST

The post Maxaa looga hadlayaa kulanka maanta ee Baarlamanka Puntland? appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this