Sign in to follow this  
Jacaylbaro

THE LOVE CALCULATOR

Recommended Posts

Hunguri   

looooooooooooooooooool. Waar anigu Politics Thread-ka ayaan "Xoogsade" kula qayyilayaa. Odaygan Xoogsade ma adigaa Marduufka kasoo gaday. Loool

Share this post


Link to post
Share on other sites

dee biyo raacis meelahaa uga doon anigu lacag ma hayo imika e ,,,hadii kele ha ku go'naatee u daaba ,,,,, :D:D

 

 

waa ninkaan ka yaabay,,,, labada daanba wuu ku qayilaa ,,,, :D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hunguri   
:D , jacaylb did that happen to you ??? looooooool man you are a man of mirqam oriented. Which one do you chew "Hawaday,Miiro,Gangeta,Dadar". Anigu, I chew none......

Share this post


Link to post
Share on other sites

me too ,,,,,,,,,,,, don't chew waxaas la sheego laakiin mar hadaad ku dhex jirto dad abu marqaan ah ,, consider yourself Mirqaan ku naax :D:D

 

 

Anigu kii Kaarayaasha buulal mooday ee is dhex taagay baan arkay oo aanu sxb nahay weliba :D:D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hunguri   

looooooooooooooool@ Kaare buul mooday. JB, wali ma maqqashay kii mirqaamee. Intuu habeenkii badhkii kacay. Ayuu Arbeelkadii ama Hudheelkii uu daganaa. Hablihii iska lahaa dharkoodii(Duruucdii,googaradihii, and the other accesories) waxaasoo dhan intuu soo ururshay ayuu habeenkii oo dhan maydhayay. Loool Mirqaan awgii wuxuu moodayay inuu (Cali Fallaaxyadiisii maydhayo) Are you sure, that was not you???

Share this post


Link to post
Share on other sites

hahahahahahahahahaha :D:D:D:D

 

 

Kaas maan maqale ,,,, waxaanse maqlay ninkii intuu tuulada ku soo qayilay fiidkii damcay inuu reerkiisii oo miyiga yaalay ku hoydo, markuu dhexda marayo uun baa buul meel halkana ku yaala loooga dhigay kiisii ,, intuu iska soo galay buu islaantii oo hurudda legga ka galay ,,,, ninkii guriga lahaana intuu ku soo baxay bakooorad dabada u qabtay ,,,,, markaasuu weliba u qaatay in reerkiisii loo soo waydaartay oo uu dagaalamay :D:D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this