Sign in to follow this  
Deeq A.

Soomaaliya iyo Turkiga oo ka wada-hadlay Arrimaha Maal-geshiga

Recommended Posts

Deeq A.   

Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Khaliif Cabdi Cumar, ayaa maanta la kulmay safiirka dowladda Turkiga ee Soomaaliya Danjire Mehmet Yilmaz.

War ka soo baxay xafiiska Wasiirka ayaa lagu sheegay Labada mas’uul ayaa ay ka wada-hadleen xoojinta xiriiirka  ganacsi iyo maal-gashi ee labada dal.

PUNTLAND POST

The post Soomaaliya iyo Turkiga oo ka wada-hadlay Arrimaha Maal-geshiga appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this