Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne Deni oo dib ugu laabtay Caasimadda Garoowe

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha dowladda Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta dib ugu laabtay caasimadda Garoowe.

Madaxweyne Deni, waxa Garoonka Diyaaradaha Garoowe ee Gen. Maxamed Abshir ku soo dhoweeyay mas’uuliyiin ka tirsan Golayaasha dowladda, Saraakiisha Ciidamada, Maamulka Gobolka Nugaal, kan Degmada Garoowe iyo dadweyne kale.

Madaxweyne Deni, oo mudda lix iyo toban cisho ah ku maqnaa dalka Imaaraadka Carabta ayaa sida wararku sheegayaan halkaas u joogay hawla siyaasadeed, gaar ahaana arrima la xiriira Doorashooyinka Soomaaliya.

PUNTLAND POST

The post Madaxweyne Deni oo dib ugu laabtay Caasimadda Garoowe appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this