Sign in to follow this  
Deeq A.

5 Qof Oo Ku Geeriyooday Shil Gaadhi Oo Ka Dhacay Dulleedka Magaalada Hargeysa

Recommended Posts

Deeq A.   

5 qof ayaa ku geeriyooday shilkan oo ka dhacay daqiiqado kahor duleedka Galbeed ee Hargeysa meel aan ka fogeyn Kaantaroolka siduu ii xaqiijiyay Xildhibaan Xasan Dhuxul Laabsaalax oo jidka ku safrayay .

Laba gaadhi ayaa isgalay waxaana sii dul maray gaadiidkii kale ee safarka goobta ku marayay qaarkood.

Alle haw naxariisto dhaawacana haw booga dhayo, halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this