Sign in to follow this  
Deeq A.

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo la kulmay saraakiil ka socday Arrimaha Dibadda Mareykanka

Recommended Posts

Deeq A.   

Wasiirka Arrimaha Dibadda Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud Abuubakar ayaa kulan wadahadal ah la yeeshay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka ee dhinaca Arrimaha Afrika, haweeneyda lagu magacaabo Mary.

Labada dhinac  waxay ka wada hadleen arrimo la xiriiray xoojinta iskaashiga labada dal , sii ambaqaadidda horumarka laga gaaray dhinaca doorashooyinka dalka iyo qodobo kale oo khuseeya amniga gobolka.

Dhinaca kale,Dowladda Mareykanka ayaa mar kale xaqiijisay inay ka go’an tahay inay garab istaagto dowladda iyo shacabka Soomaaliya.

PUNTLAND POST

The post Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo la kulmay saraakiil ka socday Arrimaha Dibadda Mareykanka appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this