Sign in to follow this  
Libaax-Sankataabte

Aadan Jaceyloow -- Wiilkii is jar jaray.

Recommended Posts

jaceylgub.jpg

 

Xaguu ku dambeeyay wiilkii isu jar-jaray Jaceylka?

 

Bellville, Cape Town (Calanka.com) 16-Desember-08

"Hadaan Dumar dambe u baroorto, Hadaan baxsaney idhaahdo, Aniga balaayaba ha iga raacdo".... "Jacayl dhiig malagu qoray Wali ruux maloo shubay Lafta saanta dhabarkiyo Ma u dheegay dhabarka"

 

Sida goob joogayaal ay xaqiijiyeen xaaladda inankii dhawaan Jaceylkii dartii isu dhaawacay ayaa lagu waramay in iminka xaaladiisa caafimaad ay ka soo reyneyso mar kale oo uu dhaawac isu geeystay .

 

Aadan Cali Sabriye (Aadan Jaceelow) oo aan la kulmay ayaa ii sheegay in hataan xanuunkii uu ka soo yara kacay isla markaana ay jiraan go`aano uu ka dhexlay iyo waayo aragnimo uu ku qaaday taasi oo ah in Jaceyl aan lala wadaagi karin naf aan ku soo jeedin .

 

Inankaani Jaceylka dartii horay isugu dhaawacay ayaa warar kala duwan ka soo baxayaan iyadoo intii uu muuqday dhaawacihi hore ee uu ku soo bandhigay Jaceylka dillooday ayaa hadana mar kale dhaawacii sii dhaawacay iyadoo Jaceylkii uu ku soo qoray jirkiisa dib u baa`iyay iyadoo habab kale oo xanuun badan mar kale u adeegsaday in uu jirkiisa kaga baa`iyo hal ku dhigii horay jirkiisa ugu soo qoray.

 

http://www.calanka.com/Wararki-Maanta/warka27012

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

why would anyone hurt themselves in the name of LOVE...odd!!

 

anyhow am glad he learned a lesson from it, indeed if someone doesnt luv u back theres no point forcing that person...he needs to move on....

 

salaam

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

That just looks disgusting!!!! AKH!!

 

Wasn't there a song by Xabiib Sharaabi (I think) eheed:

 

Jaceyl baa ihaya

WARHOOY MAAD KA JOOGTID

Waxbaa ijiidanaaya!

Share this post


Link to post
Share on other sites
BOB   

I think I can honestly say that I understand what it means to lose some one that you loved wholeheartedly however I can never understand why one would need to mutilate him/herself...

 

He should get a love poem tattooed on his bottoms and then flash it to her...I'm sure that would’ve taken the said Xalimo's breath. :D

 

 

Peace, Love & Unity.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

^Ee muu iska caayo, sheekada hadeyba bottoms in la'isku qoro maroyso...The poem would've been crafted on his bottoms after she's done with him baan filayaa...

Share this post


Link to post
Share on other sites
BOB   

Naah no gentleman would ever insult or verbally abuse the same person that he truly loves and this brother is as gentleman as BOB but ask yourself this…where else on his body would fit a whole poem other than his bottom? smile.gif

 

 

Peace, Love & Unity.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

LOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOL@ an image of nin bottom weyn... :eek: :eek: Gosh!!! Ar iga tag...I would've thought dhabarka, heck even xabadka...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haneefah   

^ :D . Inaba ma xishoonayo, ee bal eeg.

 

Must he torture himself to express his love?

 

Wiilku waxbaa si ka ah lakiin, Allah ha u dambi dhaafo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

Originally posted by Haneefah:

Wiilku waxbaa si ka ah lakiin, Allah ha u dambi dhaafo.

Best dua ever. :D

 

Although that's probably the state of my memory..lol

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this