Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Hargeisa: Funny Car Accident

Recommended Posts

Well, this happened this morning and no human casualties happened. This car accidentally flew in the air few meters and went into that place where they sell/rent Cars ,,,, we call it "Macrad" ...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Shilkii Baabuur ee ugu La Yaabka Badnaa oo Shalay ka Dhacay Magaalada Hargeysa

 

Hargeysa(Waaheen)- Shil Baabuur oo aan noociisa oo kale ka dhicin Somaliland ayaa shalay subaxnimadii hore ka dhacay wadada Dhakhtarka wayn ee Magaalada Hargeysa xagiisa dambe marta.

 

Shilkan Baabuur ayaa dhacay ka dib markii Baabuur nooca loo yaqaan SURF-ta oo sida la sheegay ku socotay xawaare aad u dheeraynaa ay ka baxday wadadii ay haysatay ka dibna si qayral caadi ah u dul fuushay laba Baabuur iyo Dhug-dhuglay oo ku xaraysnaa Macradka Baabuurta ee Al-Madiina.

 

SURF-tan shilka gaysatay ayaan wax burbur ahi haba yaraatee aanay ka muuqan halka ay baabuurtii ay gurada ka fuushay ay burburisay isla markaana ay gaadhsiisay khasaare culus.

 

Arrinta la yaabka leh ayaa ah sida ay uga dul-booday xayn-daabkii ay Baabuurtii ay ku xaraysnaayeen oo ayna waxba gaadhsiinin oo ay iska dul shubta ka dibna ay ku dul-dhacday labadan Baabuur iyo Dhug-dhuglayda halka ay ka hoos martay saqafka sare ee dhismaha ay la hoos dhigo Buurta.

 

SURF-tan ayaa sida ay wararku sheegeen waxa watay afar nin oo Ethipian ah kuwaasi oo markii shilku dhacay baxsady, balse, nasiib ay Ciimada Boolisku ay ku guulaysteen in ay gacanta ku soo dhigaan soona qab-qabtaan afartaasi nine isla markaana ay xabisga u taxaabaan, Ciidamada Booliska ayaa baadhaya gacantana ku haya sida uu shilkani u dhacay.

 

Dhanka kale, xilliyada afurka ee Bishan Barakasan ee Ramadaan ayaa dirawalada Baabuurtu oo isku dayaya in ay dhakhso uga gaadhaan afurka si xawaare leh u ka xeeya Baabuurta, kuwaasi oo mararka qaarkood gaysta khasaarayaal fud-fud iyo kuwa cul-culus.

Share this post


Link to post
Share on other sites

SURF-tan ayaa sida ay wararku sheegeen waxa watay afar nin oo Ethipian ah kuwaasi oo markii shilku dhacay baxsady, balse, nasiib ay Ciimada Boolisku ay ku guulaysteen in ay gacanta ku soo dhigaan soona qab-qabtaan afartaasi nine isla markaana ay xabisga u taxaabaan, Ciidamada Booliska ayaa baadhaya gacantana ku haya sida uu shilkani u dhacay.

icon8.gificon8.gificon8.gif Secret servise 007 Bond

Share this post


Link to post
Share on other sites
N.O.R.F   

Could have been worse.

 

Last year in Hargaisa traffic was snarled up one morning. Why? Because labo gaadhi dameer got tangled at the wheels loool

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Originally posted by N.O.R.F:

Could have been worse.

 

Last year in Hargaisa traffic was snarled up one morning. Why? Because labo gaadhi dameer got tangled at the wheels loool

:D:D That was some serious accident.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this