Sign in to follow this  
Deeq A.

Ururka Taalibaan Oo Gudaha U Galay Caasimadda Afghanistan

Recommended Posts

Deeq A.   

Ciidamada kooxda Talibaan ayaa la soo warinaya in ay bilaabeen in gudaha ay u galaan caasimadda dalka Afghanistan ee Kapul.

Taalibaan oo maalmihi la soo dhaafay Gobala badan oo ka tirsan dalka Afghanistan kala wareegtay xukuumadda Kapul.

Ciidamada Mareykanka oo inka badan muddo 20 sano ku sugna dalkaas ayaa isaga baxay horaantii sanadkaan, kadib markii Washington ay shaacisay in ay soo gaba gabeyneyso Howl galkeeda qaan gaaray.

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this