Sign in to follow this  
Deeq A.

Garoowe: Ibraahim Faarax Gaas oo si adag uga horyimid madaxweyne Deni

Recommended Posts

Deeq A.   
GAAS.png?resize=1000%2C563&ssl=1

Ibraahim Faarax Gaas oo u sharraxnaa xubinta Aqalka sare ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya ee laga soo doorto Garoowe ayaa si adag uga horyimid hannaanka madaxweyne Deni u maamulay doorashadii Aqalka sare ee maalmo ka hor ka dhacday magaalada Garoowe.

Halkaan ka daawo Muuqaalka oo dhammaystiran

PUNTLAND POST

The post Garoowe: Ibraahim Faarax Gaas oo si adag uga horyimid madaxweyne Deni appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this