Sign in to follow this  
Deeq A.

Daahir Ayaanle Oo Loo Doortay Senator Aqalka Sare

Recommended Posts

Deeq A.   
Ganacsade Daahir Ayaanle Siciid ayaa ku guuleystay kursiga 6aad ee Aqalka sare BJFS, kadib markii cod gacan-taag ah 64 Xildhibaan ku ogolaadeen.
waxa uu noqday Senatorkii 6aad ee ka soo baxa Puntland, halka Musharaxii kale Maxamed Cumar Maxamed uu ka haray tartanka.

Guddoomiyaha baarlamaanka dowlad gobaleedka Puntland ayaa ku dhawaaqay in musharax gaagaab uu ku guuleystay kursiga shanaad ee aqalka sare.

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this