Sign in to follow this  
Deeq A.

Senator Farxaan Cali Oo Markale Loo Doortay In Uu Ka Mid Noqdo Aqalka Sare

Recommended Posts

Deeq A.   
 Farxaan Cali Xuseen ayaa ku guuleystay kursiga Todobaad ee doorashada Aqalka sare ee Puntland.
Senator Farxaan Cali Xuseen ayaa markale loo doortay Aqalka-sare ee BJFS ee Puntland, kaddib markay tartanka ka hadhay Hodon Isxaaq.

Guddoomiyaha baarlamaanka dowlad gobaleedka Puntland ayaa ku dhawaaqay in musharax gaagaab uu ku guuleystay kursiga Todobaad ee aqalka sare.

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this