Sign in to follow this  
Wiilo

Ciyaalka Xaafadda Maxaad ka taqaanaa deegaanka Bermuuda? Eag Sawiradda:

Recommended Posts

Innaa Lilaahi wa Inaa Ilaahay raajicuun..Walaahi hadda haddaan ku noqdo waa ku dhumaa xaafadaan kusoo koray...

 

Maanta ayey ii caddaatay riyadaan ka lahaa xamar inaan wax ka badelo..sidii dhul cusub inaan ugu fikiro nostagliahana aan iska hilmaamo!!

 

Subxaanallaah

 

Cheers

Share this post


Link to post
Share on other sites

Agagaarka%20Ex.%20Baar%20raaxo%20ee%20de

 

Gurigeena maqaayada Baar Raaxo dhowr tilaabo ee isku jireen, oo iska soo horjeedeen. Inkastoo sawirkaan aan keeni karin meeshee tahay, saas ayee u ekeyd markaan tagaaye, though I never dared to venture that far, oo ciyaal xaafadii hore kuwa ahaa ayaan kaamirad u dhiibay inay sawiro kasoo qaadaan, they themselves kaamirada ii soo celiye, refusing to go that far either.

 

Mar walba waxaa igu soo dhacdo ereyadii qiirada lahaa ee Maki Xaaji Banaadir: Xamar waala xumeeye yaa xaal marinaayo. Xamareey.

 

Dhismihii%20Ex.%20Baar%20Raaxo.JPG

 

Baar Raaxo. Oh my...

 

Wadada%20Maka%20Al%20Mukarama%20ee%20hor

 

wadada%20maka%20Al%20Mukarama.JPG

 

Both directions of these pictures' jid used to be the SoHo of Muqdisho, where high-end stores, hotels, cinemas, theatres, national statues and foreign embassies were located at. Particularly on the right side of the first picture, expensive tree-lined shops ayaa saf iskugu xigay. I can still picture see ahayd.

 

Shaneemo%20Hodon.JPG

 

Yaraanteey shaneemadii la ii wadi jiray.

 

Hotel%20Weheliye.JPG

 

Hoteel Wehliye....ooh, Lord. It still has its A/Cs. Taloow ninkii lahaa ee Wehliye intuu ku dambeeye.

 

Isgoyska%20Dabka.JPG

 

Dabka, the heart of Muqdisho intersections.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dhubad.   

Subxanallh, it is unrecognisable walaahi!

 

Isogyska Dabka, used to be one of the busiest intersection in Mogadishu, I used to travel there every day going to school Maxamud Mirre - ex Allhi AKA Schoolka Carabta Near the oto-oto , behind the Masaajidka Isbahaysiga

 

Any one went to that school? Holla back! What a childhood memory we had.

 

Ilaahow nabad keen.

Share this post


Link to post
Share on other sites
raula   

looks like a run-down portuguese fortresses :D ..ok i was kidding mandhay...ugalida haigu daqrin. On the side though, u can still see the remnants of the greek-like architechture(which iam absolutely infatuated with...oo la la la) :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

raula ayeeyo adine maxaa soomaaliya ka taqaan? Neirobi maa umalaysaa sxb :D , we're talking about Muqdisho.

 

 

Waxaan aqaan shaleemo hodan, alla maxaa muqdisho bur burtay, adduun.

 

 

Go figure:.............

Share this post


Link to post
Share on other sites
OLOL   

well these are buildings of stone and cement and can br rebuilt... think about the half million people that perished? the millions that became displaced, the millions that fled? and still we haven't learned anything from this? still they predicting the worst will come thanks to the hardheadedness of our illiterate clannish leaders.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this