Sign in to follow this  
Deeq A.

Biden oo laalay sharci uu hore u ansixiyay Trump

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweyne Joe Biden ayaa laalay amar sare oo uu ansixiyay ninkii uu xilka kala wareegay ee Donald Trump kaas oo Mareykanka ka mamnuucayay baraha Shiinaha laga leeyahay ee TikTok iyo WeChat.

Amarkan ayaa laga keenay dacwado dhowr ah weligiisna lama dhaqan gelin.

Hase yeeshee, Waaxda Dhaqaalaha Mareykanka ayaa haatan qiimeyn ku sameyn doonta barahan laga leeyahay Shiinahay.

Waxay waaxdu eegi doontaa in barahan ay khatar ku yihiin ammaanka qaranka ee Mareykanka, sida uu sheegay Biden.

PUNTLAND POST

The post Biden oo laalay sharci uu hore u ansixiyay Trump appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this