Sign in to follow this  
SayidSomal

Which One Are You????????

Recommended Posts

issa_with_lion_cubs_small.jpg

LION-SPEARER AND MAN-HUNTER

This Issa tribesman, on the Somali track to Abyssinia, is fonder of men than of his lion cubs. Lions he kills; cubs he keeps for profit; but men he hunts for sport, tallying his kills by brass rings on his spear-shaft

Share this post

Link to post
Share on other sites

somali_human_pelican.jpg

HUMAN PELICAN IN THE WILDERNESS

Men take their ease as they do their pleasure in many different ways. This, the favourite attitude of rest adopted by the Somalis, seems to have been chosen in imitation of the birds

Share this post

Link to post
Share on other sites

habr_wal_somalis_small.jpg

DESCENDANTS OF THE PROPHET'S TRIBE

Habr-Wal Somalis all claim origin in a member of Mahomet's tribe, who founded a powerful state in the Zaila district. They show Arab blood in their oval faces, very regular handsome features, and rather light skin

Share this post

Link to post
Share on other sites
Chimera   

LOL @ this 'noble savage' pornography, wake the F. up, Old Somalis had magnificent ancient metropolises with multi-storey houses, had fortresses and castles, had the sail, had the compass, had gunpowder, had disciplined armies, had culture, had literature, had religion, had art, had a nomadic lifestyle, had a sedentary lifestyle, had a coastal lifestyle, had relations across seven seas.

You reduce all of this to a clan warrior or a lackey and ask me which one am I?, when I could be a poet, a scholar, a merchant, a soldier, a artisan, a mason, a writer, a nomad, a farmer, a priest, a sailor, a Sultan.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Originally posted by Agent -12345:

Right on, ya Adam Zeyla!

Share this post

Link to post
Share on other sites

I am disappointed by responses so far to this thread – partly because my trap has not worked. So I might is well blow the cover on it: the original pictures of the thread are before and after pictures –i.e. the first picture is before they were recruited to the colonial corps and the second picture is at their graduation. I wanted to see who would claim to be who without knowing all the facts. :D

As for the response of the young man below:

Originally posted by Agent -12345:

LOL @ this 'noble savage' pornography, wake the F. up, Old Somalis had magnificent ancient metropolises with multi-storey houses, had fortresses and castles, had the sail, had the compass, had gunpowder, had disciplined armies, had culture, had literature, had religion, had art, had a nomadic lifestyle, had a sedentary lifestyle, had a coastal lifestyle, had relations across seven seas.

You reduce all of this to a clan warrior or a lackey and ask me which one am I?, when I could be a poet, a scholar, a merchant, a soldier, a artisan, a mason, a writer, a nomad, a farmer, a priest, a sailor, a Sultan.

Kalay yaad la hadlaysaa? Ma waxaad ii malaysay Ian Macky mise ‘the Earl of Shaftesbury’ – (niman) cadaan ah jaahilnimo indhaha kale baxday oo midna awoow’yaashiis sawiradoodii u malayey tariikhda bini aadanka iyo mid intuu ayad Quraan ah Buuga Jaamac ah kala baxay, haddana dhahay waa figrad cusub oon annagu la nimid. “Noble savage pornography” kulaha - Mataqaan horta meesha kelmada ‘noble savage’ ka timid iyo fikrada ka damaysa?

Haddii aad ka mid tahay nimanka mad-maddoow ee daba taagan ama fadhiya ninka nuuraaya – caalaacal iyo candhuufo hayla soo aadin. Nimanka kale nah soomaalinimadooda reer keliya ha ku soo koobin. icon_razz.gif

Badana waxaad qorto ama soo qarifto oo halkaan ku soo dhejisid waa wax macquul ah weeye – aan ka ahayn tii aad qortay ee ahayd “bisha munaafaqnimada” oo aad ku afla gaadeysa bisha barakaysan ee Ramadaanka.

Marka saxiib ka fiirso intaadan wax aaddan aqoon iyo cilmi ulahaayn la soo booddid aad igu dhahdo indhaha kala qaad. Kala baro dadkaad u khudbayneysid – waan kugu raacsanahay in aad magaca Soomaaliyeed marwalba kor u qaadid – balse, kala garo kuwa magaceena hoos u dhiga iyo kuwa uu baahan tariikhda saxda in la baro. Waxaa maahmaah iyo caado inoo ah in – “Soomaalidu jeclayn in runta la isu sheego’ inkastoo aynu runta ku maahmaahno. Soomaalidu xadaradoodu waligeed ba degmooyin iyo qabiilo bey ku ekayd – ila ey gumaystayaashi tageen – dowladnimo iyo wadannimo midna iskuma lahayn saxiib. Balse tariikh qadami ah waaligeen ba waa lahayn iyo waxa kalo oo aad sheegtay ba – inkastoo ila tahay in aan – baaderi (that is priest to you) wax lagu faano ahayn – dhaqanka iyo afka soomaalidana ka mid ahayn.

I know the Somali language is not your strength – so just in case you do not get any of the above things I said to you – I would advise you to know who you are talking to next time- and since you do not know me - let me enlighten you a little.

My name is Sayid Soomaal and I am the crown prince of the Kingdom of Qardho (to you that is the place that where most if not all things that you are boasting about that ‘old Somalis’ had, were based in) and more importantly I am the future Sayidka Soomaalida. Hence in future you should refer to me as such when you are talking to me. :D :cool:

Share this post

Link to post
Share on other sites
NGONGE   

^^^ All that booto amounted to "I'm on your side, leave me alone". :D

War yarka iska celi muxu o yasaya geel jiraha iyo askarta? :D

Share this post

Link to post
Share on other sites
Chimera   

Originally posted by Sayid*Somal:

Kalay yaad la hadlaysaa? Ma waxaad ii malaysay Ian Macky mise ‘the Earl of Shaftesbury’ – (niman) cadaan ah jaahilnimo indhaha kale baxday oo midna awoow’yaashiis sawiradoodii u malayey tariikhda bini aadanka iyo mid intuu ayad Quraan ah Buuga Jaamac ah kala baxay, haddana dhahay waa figrad cusub oon annagu la nimid.“Noble savage pornography” kulaha - Mataqaan horta meesha kelmada ‘noble savage’ ka timid iyo fikrada ka damaysa?

Haddii aad ka mid tahay nimanka mad-maddoow ee daba taagan ama fadhiya ninka nuuraaya – caalaacal iyo candhuufo hayla soo aadin. Nimanka kale nah soomaalinimadooda reer keliya ha ku soo koobin.
icon_razz.gif

Badana waxaad qorto ama soo qarifto oo halkaan ku soo dhejisid waa wax macquul ah weeye – aan ka ahayn tii aad qortay ee ahayd “bisha munaafaqnimada” oo aad ku afla gaadeysa bisha barakaysan ee Ramadaanka.

Marka saxiib ka fiirso intaadan wax aaddan aqoon iyo cilmi ulahaayn la soo booddid aad igu dhahdo indhaha kala qaad. Kala baro dadkaad u khudbayneysid – waan kugu raacsanahay in aad magaca Soomaaliyeed marwalba kor u qaadid – balse, kala garo kuwa magaceena hoos u dhiga iyo kuwa uu baahan tariikhda saxda in la baro. Waxaa maahmaah iyo caado inoo ah in – “Soomaalidu jeclayn in runta la isu sheego’ inkastoo aynu runta ku maahmaahno. Soomaalidu xadaradoodu waligeed ba degmooyin iyo qabiilo bey ku ekayd – ila ey gumaystayaashi tageen – dowladnimo iyo wadannimo midna iskuma lahayn saxiib. Balse tariikh qadami ah waaligeen ba waa lahayn iyo waxa kalo oo aad sheegtay ba – inkastoo ila tahay in aan – baaderi (that is priest to you) wax lagu faano ahayn – dhaqanka iyo afka soomaalidana ka mid ahayn.

LOL, Mudane Duke of York, saas la ka raba, ruunta isku sheegno wa fiicaantahay sxb, adiga wayee ninku oo na la so keenay sawiradaas meesan, sax? Markii aniga gumeysiida madaxda adi sii fiicaan ka kiciiyay, waad igu xanaaqtay(war kac waryaa), awww halkee ka xanuuniyay? Wa iska caadii, warkeegii ha maqlin, dhib ma leh. Lakiin cugoow dadkeena iyo dhaqankeena wa ka weyn yahay tobban waranlehs ama tobban dhabodhaliifs.

Tariikhda Somaalida ma tabankartiid iska iloow, qalinka Qabiil wax ma ku sameeniikara xita, qofkii aqli heesta wey arkii karaan waxii ruunta iyo waxii been, markaas fadlan iis welweliin sxb, waxna ma ku tareeso. Dowladnimo iyo wadannimo dalka Somaaliya wa ka jiirtee, 'Barr-as Sumal' la dihii jiree dalkeeno, waxaas ka horeysa qarniiyo badan tariikhdii Talyaaniga iyo Ingriis. Xita maalintaas Soomaalida wey isku imaadeen iya hal nogdeen, dagaalka Darawiishta saas ugu bilaawtay, Somalinimo wa midnimo wa wadannimo.

I know the Somali language is not your strength – so just in case you do not get any of the above things I said to you – I would advise you to know who you are talking to next time- and since you do not know me - let me enlighten you a little.

Well all I saw was a mentally enslaved individual who gladly switched his rich history for noble savage pornography, you have now come back stating an ulterior intention for this topic, I have a feeling my wake up call had a thing to do with it. BTW Don't think for one minute that you intimidate me by speaking in Somali and lecture me about Somali history, I have a Somali mother and father too, I know my mother tongue, I know my fatherland.

ps I'm logging off and going home, don't expect any replies to your next post soon, which is probably built around a small typo of mine. They are simply words on a screen, they will still be there when I return, iis deji.

Share this post

Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

Originally posted by BOB:

Maxaad ku qosli...agaa?

Agah! Illahay balankii waban, iloobay. :D But I laughed more when I've read Shopie's story(in the other thread) today.

Originally posted by BOB:

Fargusoon aa?

Ferguson, Bob. Like the kamavi one it's just a Farsi nick too. You can google. :D

Originally posted by BOB:

innaa lillaahi wa inna ileyhi raajicuun...waar waa ku sidee dee?
redface.gif

Sheekhow marxaba.

Originally posted by BOB:

Peace, Love & Unity.

But, in regard to these three little words that you say or repeat always, is it something you miss more or you are being just an old fan of Jamaican music, Bobka? :D

Share this post

Link to post
Share on other sites
BOB   

I know it wont be long before Ninac and Wareegto Luga Cad gang up on me as they always do and accuse me of hijacking the thread but here it goes.

Peace, Love & Unity was a slogan used by the former ruling party in Kenya also known as Kenya African National Union (K.A.N.U)and being Somali I know how valuable those three are and how much our people could do with it.

The name BOB has nothing to do with Reggae and Bob Marley, in fact I've never been a fan the genre period and for me Bob Marley is just Bob Marley a name that has no meaning to me.

Now let me go before Sayid Soomaal accuses me of undermining his Qardhomania driven side show. :D

Peace, Love & Unity.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Originally posted by Agent -12345:

quote:Originally posted by Sayid*Somal:

Kalay yaad la hadlaysaa? Ma waxaad ii malaysay Ian Macky mise ‘the Earl of Shaftesbury’ – (niman) cadaan ah jaahilnimo indhaha kale baxday oo midna awoow’yaashiis sawiradoodii u malayey tariikhda bini aadanka iyo mid intuu ayad Quraan ah Buuga Jaamac ah kala baxay, haddana dhahay waa figrad cusub oon annagu la nimid.“Noble savage pornography” kulaha - Mataqaan horta meesha kelmada ‘noble savage’ ka timid iyo fikrada ka damaysa?

Haddii aad ka mid tahay nimanka mad-maddoow ee daba taagan ama fadhiya ninka nuuraaya – caalaacal iyo candhuufo hayla soo aadin. Nimanka kale nah soomaalinimadooda reer keliya ha ku soo koobin.
icon_razz.gif

Badana waxaad qorto ama soo qarifto oo halkaan ku soo dhejisid waa wax macquul ah weeye – aan ka ahayn tii aad qortay ee ahayd “bisha munaafaqnimada” oo aad ku afla gaadeysa bisha barakaysan ee Ramadaanka.

Marka saxiib ka fiirso intaadan wax aaddan aqoon iyo cilmi ulahaayn la soo booddid aad igu dhahdo indhaha kala qaad. Kala baro dadkaad u khudbayneysid – waan kugu raacsanahay in aad magaca Soomaaliyeed marwalba kor u qaadid – balse, kala garo kuwa magaceena hoos u dhiga iyo kuwa uu baahan tariikhda saxda in la baro. Waxaa maahmaah iyo caado inoo ah in – “Soomaalidu jeclayn in runta la isu sheego’ inkastoo aynu runta ku maahmaahno. Soomaalidu xadaradoodu waligeed ba degmooyin iyo qabiilo bey ku ekayd – ila ey gumaystayaashi tageen – dowladnimo iyo wadannimo midna iskuma lahayn saxiib. Balse tariikh qadami ah waaligeen ba waa lahayn iyo waxa kalo oo aad sheegtay ba – inkastoo ila tahay in aan – baaderi (that is priest to you) wax lagu faano ahayn – dhaqanka iyo afka soomaalidana ka mid ahayn.

LOL, Mudane Duke of York, saas la ka raba, ruunta isku sheegno wa fiicaantahay sxb, adiga wayee ninku oo na la so keenay sawiradaas meesan, sax? Markii aniga gumeysiida madaxda adi sii fiicaan ka kiciiyay, waad igu xanaaqtay(war kac waryaa), awww halkee ka xanuuniyay? Wa iska caadii, warkeegii ha maqlin, dhib ma leh. Lakiin cugoow dadkeena iyo dhaqankeena wa ka weyn yahay tobban waranlehs ama tobban dhabodhaliifs.

Tariikhda Somaalida ma tabankartiid iska iloow, qalinka Qabiil wax ma ku sameeniikara xita, qofkii aqli heesta wey arkii karaan waxii ruunta iyo waxii been, markaas fadlan iis welweliin sxb, waxna ma ku tareeso. Dowladnimo iyo wadannimo dalka Somaaliya wa ka jiirtee, 'Barr-as Sumal' la dihii jiree dalkeeno, waxaas ka horeysa qarniiyo badan tariikhdii Talyaaniga iyo Ingriis. Xita maalintaas Soomaalida wey isku imaadeen iya hal nogdeen, dagaalka Darawiishta saas ugu bilaawtay, Somalinimo wa midnimo wa wadannimo.

I know the Somali language is not your strength – so just in case you do not get any of the above things I said to you – I would advise you to know who you are talking to next time- and since you do not know me - let me enlighten you a little.

Well all I saw was a mentally enslaved individual who gladly switched his rich history for noble savage pornography, you have now come back stating an ulterior intention for this topic, I have a feeling my wake up call had a thing to do with it. BTW Don't think for one minute that you intimidate me by speaking in Somali and lecture me about Somali history, I have a Somali mother and father too, I know my mother tongue, I know my fatherland.

ps I'm logging off and going home, don't expect any replies to your next post soon, which is probably built around a small typo of mine. They are simply words on a screen, they will still be there when I return, iis deji.
inflated Egos of pseudo-intellectuals. How come all discussions become all about egos.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Originally posted by Agent -12345:

LOL, Mudane Duke of York, saas la ka raba, ruunta isku sheegno wa fiicaantahay sxb, adiga wayee ninku oo na la so keenay sawiradaas meesan, sax? Markii aniga gumeysiida madaxda adi sii fiicaan ka kiciiyay, waad igu xanaaqtay(war kac waryaa), awww halkee ka xanuuniyay? Wa iska caadii, warkeegii ha maqlin, dhib ma leh. Lakiin cugoow dadkeena iyo dhaqankeena wa ka weyn yahay tobban waranlehs ama tobban dhabodhaliifs.

Tariikhda Somaalida ma tabankartiid iska iloow, qalinka Qabiil wax ma ku sameeniikara xita, qofkii aqli heesta wey arkii karaan waxii ruunta iyo waxii been, markaas fadlan iis welweliin sxb, waxna ma ku tareeso. Dowladnimo iyo wadannimo dalka Somaaliya wa ka jiirtee, 'Barr-as Sumal' la dihii jiree dalkeeno, waxaas ka horeysa qarniiyo badan tariikhdii Talyaaniga iyo Ingriis. Xita maalintaas Soomaalida wey isku imaadeen iya hal nogdeen, dagaalka Darawiishta saas ugu bilaawtay, Somalinimo wa midnimo wa wadannimo.

Well all I saw was a mentally enslaved individual who gladly switched his rich history for noble savage pornography, you have now come back stating an ulterior intention for this topic, I have a feeling my wake up call had a thing to do with it. BTW Don't think for one minute that you intimidate me by speaking in Somali and lecture me about Somali history, I have a Somali mother and father too, I know my mother tongue, I know my fatherland.

Fariid!, ma saas baa kaa dhab ah? War annagaa wax aragnay maanta; ma sidaan baad leedahay af soomaali iyo dhaqan baa waa ku aqan?? Way iska caddahay in aadan midna wax ka aqoon, aan ka ahayn waxaad ka heshay bogga Google. Soomaalidu dhaqan iyo kala damayn bey leedahay; facaa baa lala gorgortama – ee “nin calool galkaagii, kurey aha, haddanse ciroobay, lagama ceebdoono” - taas haddaad garan la hayd – afkaaga ilama soo aadi lahayn. Intaadan is nuugin, waxa mudan in aad ogaato:

Waxaa murugo iyo qoomamiyo, maanqashiyo ciil leh

Maskax iyo garaad iyo wixii, muruqba kaa liita

Markuu adiga sharaftaad mudnayd, isku day’yo in uu kaa maroorsado :cool:

(u malayn maayo in aad fahmeeso – Xiin ii fasir dheh)

Qoraalkaagay ka muuqataa in aadan af soomaali aqoon. Waana kugu waabsanayaa waxaad ka qaban kadhidna ma jidho. :D Tan ku saabsan qofkii maskaxda laga gumaystay labadeena - waxaa tusaale kuugu filan – in aad ogaato – markaad adigu ku ciyaaraysay (galbeedka yurub) waxyaalaha caruurta lagu maawelo – anigu markaan facaas aha reer dhan baan waxaan u aha horseed oo u sahmi jidhay. Midda kale waalidkaa dhalashadii kugu dhaleen wax laguma noqdo, ee karti, aqoon urursi iyo ka miri dhalin baa wax lagu noqdaa. Maa maahmaadii ‘Dutch’ ka ahayd ee ka soo kicisay Holland ayaa weli maskaxdaada ku wareegsan?

ps I'm logging off and going home, don't expect any replies to your next post soon, which is probably built around a
small typo of mine
. They are simply words on a screen, they will still be there when I return, iis deji.

Waxaad af soomaali ku qortay, dhowr eray ma ahane kuli si khalad bay u wada qornayeen, naxwahana haba soo qaadin. icon_razz.gif

Damiin macalinkiisiyo isagii, ha is dacweeyeene

Ninba dawgu leeyahay kolkii, dooda aan u dhawro

Ardaygii da' loo yeedhiyee, diminta miim saaray

Kol hadduu tacliin doonayayoo, deel xafidi waayey

Garta haddaan la daahayn isaga, saw danbigu ma aha??

(remember to ask xiin to translate it for you) :D

Share this post

Link to post
Share on other sites

Now let me go before Sayid Soomaal accuses me of undermining his Qardhomania driven side show.

Bob, :D

stop hating, you know Qardho has more bluugley flying at one time than Calanley has ever flew in its history icon_razz.gif

so stop taking cheap shots at me and by extension at Qardho :D

Share this post

Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this