Sign in to follow this  
Deeq A.

MAP IYO TPEC oo kala saxiixday Xeerka habdhaqanka Saxaafada ee tebinta doorashooyinka

Recommended Posts

Deeq A.   
2-21.jpg?resize=960%2C822&ssl=1

Ururka warbaahinta Puntland (MAP) iyo Guddiga KMG ee Doorashooyinka Puntland (TPEC) ayaa xalay saxiixay Xeerka habdhaqanka Saxaafada ee goobaha diiwaangelinta iyo doorashooyinka golayaasha deegaanka Puntland.

Xeerkan oo saldhig u yahay xeerka warbaahinta Puntland ayaa waxa MAP u saxiixay Gudoomiyaha Maxamed Daahir Caynsane halka dhan TPEC uu u saxiixay Gudoomiye Guled Salah Barre, waxana korjoogto ka ahaa Gudoomiyaha Dallada PUNSAA Faysal Axmed Warsame, Agaasimaha PDRC Cali Faarax Cali iyo wasiirka warfaafinta Puntland Cabdullahi Cali Xirsi (Timacade).

Xubnaha Guddiga Doorashooyinka, guddiga fulinta MAP, hawlwadeenada MAP iyo TPEC, madaxda iyo masuuliyiint qaar ka mida warbaahinta Puntland iyo marti sharaf ayaa ka soo qaybgalay munaasabadan kooban oo xalay lagu Hotel martisoor Garowe.

Markii ugu horey xeerka ayaa MAP iyo TPEC waxay saxiixeen 23 June, 2013.

  • 1-14.jpg?resize=960%2C774&ssl=1
  • 2-21.jpg?resize=960%2C822&ssl=1
  • 3-9.jpg?resize=960%2C744&ssl=1
  • 4-2.jpg?resize=762%2C960&ssl=1
  • 5-1.jpg?resize=960%2C940&ssl=1
  • 6-1.jpg?resize=960%2C640&ssl=1
  • 8.jpg?resize=960%2C640&ssl=1
  • 9.jpg?resize=884%2C960&ssl=1
  • 10.jpg?resize=960%2C710&ssl=1
  • 11.jpg?resize=960%2C732&ssl=1
  • 12.jpg?resize=908%2C960&ssl=1
  • 2-22.jpg?resize=906%2C960&ssl=1

PUNTLAND POST

The post MAP IYO TPEC oo kala saxiixday Xeerka habdhaqanka Saxaafada ee tebinta doorashooyinka appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this