Sign in to follow this  
Deeq A.

Kornayl Doolal Oo Maanta Xabsiga Laga Sii Daayey

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Kornayl Doolal ayaa maanta xabsiga laga sii daayey kadib markii madaxweyne Muuse Biixi cafis u fidiyey.

Muj Doolal ayaa ay dhawaan maxkamadi ku xukuntay 2 sanno oo xadhig ah.

Warkan faah-faahsan la soco goor dhaw

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this