Sign in to follow this  
Deeq A.

Haweynay u dhalatay Maali oo 9 caruura halmar dhashay

Recommended Posts

Deeq A.   

Xalima Cisse waxay baal ga gashay buuga taariikhda kadib markay noqotay Haweyneydii u horaysay oo Sagaal Caruura Uurka ku ‘wada qaaday Hal mar.

Xaliimo Ciise waa 25 jir u dhalatay Dalka Maali , Isbitaal ku yaal Dalka Marokko ayaa lagu qalay oo lagasoo saaray Sagaal Caruura 5 Gabdhood iyo 4 wiil, Waa markii u horaysay oo Qof Bini’aadamka ah uu uurka kuwada qaado hal mar Caruur intaan le’eg.

Wasiirka Caafimaadka Maali Fanta Siby ayaa sheegtay in Markii hore loo haystay In Xaliimo ay sido Mataano ama Sadex Caruur ah laakiin Sawir laga qaadey Caloosha gudeheeda ayaa la ogaadey inay sido Caruur dhowra, Sidaas awgeed ayaa loogu qaadey Isbitaal gaara oo ku yaal Marooko halkaasoo mudo lagu xanaanaynayay , Xalay ayay Dhashay 9 Caruura.

9 Caruurta ah iyo Hooyadood aad ayuu u fiican yahay Caafimaadkoodu.

Puntlandi.com

168FFA02-9BDD-4130-8BA8-D674248567F3-751A newborn baby lies under his mother’s arm in the maternity ward at the referral hospital Garissa Provincial Hospital (GPH) in the provincial capital of Garissa in Kenya’s North East Province on March 22, 2011. According to a survey completed in 2009, only 70% of women with a live birth received antenatal care from a skilled provider in North Eastern Province compared to 90% nationally. Only 17% of births in North Eastern Province occur in a health facility, this is the lowest rate in the country. Over 40% of women who delivered at home in North Eastern Province said they did so because the health facility was too far away. The second most common reason was tht the facility wasn’t open. North Eastern Province also has the lowest vaccination rate in the country, with only 48% of children aged 12-23 months receiving all of the basic recommended vaccinations. Despite the low levels of vaccination coverage compared to the national level of 77%, improvements have been seen in North Eastern Province since 2003 when coverage was only 9%.

The post Haweynay u dhalatay Maali oo 9 caruura halmar dhashay appeared first on .

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this