Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Isku diraale Feysal Dhurwaa

Recommended Posts

Does Feysal Dhurwaa think Reer Muqdisho forgot his infamous phrase  from 15 years ago of "wiilka Addis Ababa ku dhashay ee Axmaarka ah uu ka xigo wiilka Muqdisho ku dhashay?"

Faysal Cali Waraabe oo hambalyo u diray shacabka ku dhaqan magaalada Muqdisho

Guddoomiyaha xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe, ayaa shacabka iyo ciidanka reer Muqdisho ku hambalyeeyay kacdoonka ay kaga soo horjeedeen muddo korodhsiga dowlada madaxweyne Farmaajo.

Guddoomiyaha oo aad ugu riyaaqay in lasoo afjaro muddo kordhintii dowlada Farmaajo ayaa yidhi “waxan hambalyaynaynaa saraakiisha iyo ciidanka Muqdisho ee ka dhiidhiyay wixii laynagu hayn jiray”.

“Waxaanu leenahay Muqdisho ma toostay heeryadiina ma tuurtay, Farmajana ma tuurtay baanu leenahay”

Guddoomiyaha ayaa sheegay in shacabka reer Muqdisho ay hore ugu hiiliyeen shacabka Somaliland.

“Waxanu leenahay hambalyo hambalyo, anaga reer Muqdisho waa kuwii noohiiliyay, kuwayaga kalkaase Farmaajo u hiiliyayna nooso dhiiba halkan ayaanu maxkamad ku saaraynaaye” ayuu yidhi Faysal.


Guddoomiye Faysal, ayaa kamid ahaa dadka aadka uga soo horjeeday dowlada madaxweyne Maxamed Cabdillaahi Farmaajo.

Xigasho

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abdi90   

Kaasi waa doqonka ugu weyn siyaasada somaliland. Dagaal iyo fowdo ayuu la jecelyahay somaliya, Farmaajo si nabad oo xasiloon ayuu kubixi doona, xiligi siyaasada qoriga lugu kal baxaayey wa laga soo tagay

Share this post


Link to post
Share on other sites

And what would they gain from a destructed Mogadishu. Mogadishu have been fighting for over 30 years. And peace is not on sight. Yesterday there was a suicidebomber there.

Share this post


Link to post
Share on other sites

XAAJI, Come here and defend anyone else except this retard. Very low character 

The good thing  in Southern politics is these kind of people disappear, but in North, this idiot is here for 30 years and tolkiisa meesha kama dhaqaajaan

Share this post


Link to post
Share on other sites
Arafaat   

Chairman Faisal is currently the second longest serving Somali politician. He has held a political office and position for the last 22 years, since 1999 straight without interruptions. Only President Ismail Omer Guelleh of Djibouti has been longer in a political position.

Point being, don’t underestimate Faisal. So his many ‘turns’ or ‘twists’ has clearly kept  him in the game, and outlive many others politically. 
 

p.s. this is not support for his comments, just stating that it clearly serves a purpose. 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.