Deeq A. Posted April 26, 2021 Raysal wasaaraha Xilkiisu dhamaadey Maxamed Rooble oo hadal kooban ka yiri Dagaalkii Xalay ka dhacay Muqdisho ayaa Ciidamada faray inay gutaan waajibaadkooda. Raysal Wasaaruhu wuxuu yiri Waxaan farayaa Ciidama Qalabka sida inay waajibaadkooda Amni ay gutaan, ayna ka hortagaan cid walba oo wax u dhimaysa Amaanka Shacabka. Raysal wasaaruhu ma uusan soo hadal qaadin weerarkii ay Ciidamadu ku qaadeen Guryaha Madaxweynihii hore Xasan Sheikh iyo Hogaamiyaha Xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur . Hoos kadaawo The post Daawo Raysal wasaare Rooble oo amray Ciidamada appeared first on . Source Share this post Link to post Share on other sites