Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Is Jen. Odawaa the new Jen. Daa'uud?

Recommended Posts

Taliyaha ciidamada xoogga dalka ee Soomaaliya Sareeye Guuto Odawaa Yuusuf Raage is a rising star in the military. He is modernizing our military. He really reminds Jen. Daa'uud and his contribution to the early years of Soomaali military. That is why certain foreign countries, using their proxy Soomaali stooges, do not want this capable young man to lead Soomaali military.

Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed oo la kulmay sarkaalka u sarreeya howlgalka midowga Yurub

202141637528546496015123.jpg

Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Jen Odawaa Yuusuf Raagge ayaa kulan la qaatay taliyaha howlgalka midowga Yurub ee Soomaaliya iyaga oo ka wada hadlay xoojinta tababarada ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed.

Taliye Odawaa ayaa uga mahad celiyay taliska ugu sarreeya howlgalada midowga Yurub taageerrada ballaaran oo ay siiyaan ciidanka xoogga dalka, isaga oo ka dalbaday in la sii labo-laabo tababarada ciidanka oo ah kuwo mar walba baahiweyn loo qabo.

Dhanka saraakiisha midowga Yurub ayaa cadeeyay sida ay mar walba uga qancsan yihiin wadashaqeynta kala dhaxeysa taliska ciidanka xoogga dalka  iyo tababarada ay siiyaan ciidanka Soomaaliyeed.

Midowga Yurub ayaa ka mid ah urrurrada caalamiga ah ee dowladda Soomaaliya ka taageerrada tababarada ciidamada.

Share this post


Link to post
Share on other sites
galbeedi   

I haven't seen any Somali army trained by EU or Uganda.

This young general is doing very well although I never liked to quick succession he was promoted from major to general within 2 years.

Share this post


Link to post
Share on other sites
8 hours ago, galbeedi said:

I haven't seen any Somali army trained by EU or Uganda.

This young general is doing very well although I never liked to quick succession he was promoted from major to general within 2 years.

There are some trained by Ingiriiska, albeit poorly, in Baydhabo. It is still ongoing. There were also what we used to read on the news EU-trained ones in Xalane, laakiin meelee aadeen lama yaqaano.

Jen. Odawaa was trained by Turkiga.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.