Sign in to follow this  
Deeq A.

Koomishanka Doorashooyinka S/land oo shaaciyey Wakhtiga kama Dambaynta ah ee Xisbiyadu ku soo gudbinayaan Liiska Musharaxiinta u tartamaya Doorashooyinka May 2020

Recommended Posts

Deeq A.   

Koomishanka Doorashooyinka S/land oo shaaciyey Wakhtiga kama Dambaynta ah ee Xisbiyadu ku soo gudbinayaan Liiska Musharaxiinta u tartamaya Doorashooyinka May 2020

 

xisbiyo.jpg

Komishanka doorashooyinka ayaa wakhtiga kama dambaysa ah u qabtay Saddexda Xisbi qaran in ay u gudbiyaan Liisaska Murrashaxiinta Goleyaasha Deegaanka.War gelin qoraal ah oo lagu socodsiiyey saddexda Xisbi Qaran, ayaa loogu sheegay in ay maalinta arbacadda ah ee 17 bishan ay gudbiyaan liisaska murrashaxiintooda goleyaasha Deegaanka.

Xeerka doorashooyinka, ayaa tilmaamaya in Xisbiyadu 75 maalmood ka hor doorashada in ay Komishanka u gudbiyaan Liisaska murrashaxiinta Goleyaasha Deegaanka, si ay hubin shuruudaha xeerka buuxiyeen.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this