Sign in to follow this  
Deeq A.

Daahir Geele “ Farmaajo Dalka Doorasho Boob ah ama Xoog uu ku heysto ayuu rabaa”

Recommended Posts

Deeq A.   

Musharax Madaxweyne Daahir Maxamuud Geele ayaa shaaciyey in damaca ku jira Madaxweyne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo uu yahay laba arimood.

Geele oo ah Afhayeenka Mudharixiinta Madaxweynaha Soomaaliya wuxuu Madaxweyne Farmaajo kuberdeeyey inuusan doonayn Doorasho Xalaal ah oo loo siman yahay.

Daahir M Geele Qoraal ayuu ku yiri wadaan..

  • Walaalkay Farmaajo-ow Soomaali kuma qasbana sida aad rabto oo ah in aad doorasho boob ah qabatid ama aysan dalka doorasho ka dhicin! Soomaali waxay u baahan tahay doorasho xor iyo xalaal ah, kana gadisan wixi aad samaynaysay afarti sano ee la soo dhaafay, wayna heli doontaa.

Waa markii u horaysay Soomaaliya oo Muran heerkaan gaarsiisan uu ka dhasho Doorashada, Qaabka hada wax u socdaana wuxuu u muuqaal egyahay 12 sano ka hor Meeshay Soomaaliya joogtay.

Puntlandi.com Muqdisho

D118D872-A93C-4AC4-A5A8-79B9DA0AC513.jpe

The post Daahir Geele “ Farmaajo Dalka Doorasho Boob ah ama Xoog uu ku heysto ayuu rabaa” appeared first on .

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this