Sign in to follow this  
IL CAPO

FILMKII AYAAN XIRSI CALI.

Recommended Posts

IL CAPO   

Ayaan xirsi Cali oo ah gabadh soomaaliyeed oo ku jirta baarlamaanka Holand oo ku sifowday nacaybka islaamka ..

 

 

ururo badan ooo Islaam ah iyo wargeysyada badan oo ka soo baxa Holand ayaa dhaleeceeyay gabadhaas. Urur dumarka oo la dhaho Al Nisaa ayaa ku tilmaamay Ayaan Xirsi qof garasho la'aan hayso ka dib markii ay soo bandhigtay fillim 11 daqiiqo ah socday.

 

Filimku wuxuu ku sheekaynayaa gabadh lagu qasbay in guursato nin dila, waxaa lagu qasbay gabadhaas inay qariso in la fara xumeeyay.Waxaa kaloo lagu ciqaabay in ay jeclaatay wiil ay kula kulantay suuq.....Filimka waxaa ku jira aayado diini ah waxayna la xidhiidhinaysaa dhibaatadan gabadha qabsanaysa diinta islaamka.

 

Ayaan Xirsi oo horeyuga baxday diinta islaamka isla markaana ay noqotay kristaanayaa ayaa si joogta ah weerar ugu qaada diinta islaamka iyadoo ku sheegtay diinta islaamka mid dibu dhac. Waxayna wax ka sheegtay Nebi Maxamed Csm. .

 

Ayaan Xirsi ayaa ku soo gashay baarlamaanka Holland nacaybka ay u qabto diinta islaamka iyo weerarka ay ku hayso islaamka. Iyadoon cilmi u lahayn islaamka. Xisbi sii xag jir ayay ka tirsan tahay oo ay ku soo gashay baarlamaanka.

 

Waxaa mudooyinka dambe soo baxay dad Soomaaliyeed oo u arkay fursad ay kaga heli karaan reer galbeedka magac iyo boos in ay tahay in la weeraro islaamka iyo dhaqamada wadamada ay ka yimaadeen asalkoodii.

 

Somalitribune.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Salma   

Yeah, it's too bad Il Capo, I read about that on Last Wednesday, I was shocked really. She Attacked the Prophet (SAW) and called him with bad desctriptions. And consider herself an "Ex-muslim".

 

She made a movie called (11 Minutes)where they painted some verses from the Holy Quran(Surat Al Nisa) on a naked actress's body.

 

This is the news in English Language from Islamonline.net:-

Ayaan Hirsi Ali

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qac Qaac   

ilaahoow ani iyo taas isku meel hanaga soo wada saarin yawmal qiyaamaha hadday saa ku dhimato..

 

nabiga tan xun caydeeda ma gaareeso... and he is the best that ever lived... ayaaneey maxaa ka taqaan nabiga calayhi salaam.. dabaal.. koloraati badan... adminka haddaa ka baqeen hal page oo caay ah aa u dhiibi lahaa geedaas xunta ah...

 

what is the movie about... women being treated as a second class... what's new.. western games... always from that same window... laakiin tan miskiinta ah meesha ee ku dhuntay...

 

p.s. brother Nur.. tan oo kale mala dili karaa diinta islaam ahaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
IL CAPO   

Originally posted by Jacaylbaro:

What is your point Exactly ?????

the point of this topic is right behind you, all you need to do is look under your bed and then scream "war hayaay war hayaay war hayaay" then you'd get the point and if you fail then jump out of the window and then you will get the whole point.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this