Sign in to follow this  
RedSea

ii sheekee

Recommended Posts

RedSea   

Assalamu calaykum,

 

Sheeko mahaysaa cajiib badan, qosol badan, mucjiso leh, adiga kugu dhacday amaba qof kale ku dhacday, runa ah, been ah, mid aad book ka akhriday, maqashay, amaba se aad samaysay adigu?

 

Hadii aad haysid intaa iyo inkale , fadlan soo ban dhig.

 

Assalamu calaykum.

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

Jawaabtu waa maya, bal hada (ii sheekee).

 

Ana mid ayaan kuu hayaa. Cinwaankeedu yahay.

 

Kalgacayl kugu galay 8 jir, jacayl ma noqon karaa? ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Intel   

lol

aniga ruuxaygana waxyaabaha iidhiman ayeey kamitahay sxb

 

here where i live the have bloody home security system..

 

bal taada soodaa RED

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

^ smile.gif Waan gartay, inkastoo ninka aan arkay aanu ubaahnayn in uu guryo udhaco. ladies would voluntarily dance into your hands with that look. .

 

Hadii aan ka rogo, oo hadana aan saaro. Waatan shekadaydii.

 

Kalgacayl 8 (7 1/2 to be exact) jir kugu galay, jacayl mala odhan karaa?

 

Markii dagaaladii dalka kasocday ay bilaabmeen taarikhdu markay ahayd 1988 ayaa aniga iyo reerkayagu ka bara kacnay Hargyesa oo kacnay xagaas iyo dhulka loo yaqaan somali galbeed. Waxaan degnay tuulo (remote town) oo ku taal gobolkaa galbeed. Tuulada magaceeda hadaan idiin sheeko waxay ahayd Daroor.

 

Hadal iyo dhamaan, anagoo halkii ku suga ayaan waxaan ka bilaabay dugsi Quraan ah. Dugsigaas isaga ah ayaan waxaa dhigan jiray dad sidayada soo baro kacay dagaalada dalka kasocday awgeed.

 

Isla meeshii anagoo degan, waxna aan ka barto, ayaa maalin maalmaha ka mid ah ay indhahaygu kudhaceen gabadh aad uqurux badan (love is first sight ma maqashay). Markaas inantii markii aan saas umiliilicsaday ayey qurux deedii, habkeedii iyo hanaankeedii iqaaday. Halkii ayaan niyada gashaday in sikastaba ha ahaatee aanan siidayn gabadhaas iyada ah.

 

Subax subaxii maalin dugsiyeedkii ka mid ah, ayaan gabadhii ku arkay iyadoo gees taagan oo Quran akhrisanaysa, markaas ayaan ka ag dhawaaday. markii aan ku dhawaaday, ayey waxay dareentay shaqadha kabahayga ka baxaysay, markaas ayey isoo eegtay. Markay saa isoo jaleecday ayaan waxaan ku idhi 'salamu calaykum'. Salantii sidii caadada ahayd ayey iiga qaaday oo '*****aykum masalam'.

 

Halkii ayaan inantii kuwaraystay. Waxaan usheegay magacaygay, keeda ayey iisheegtay, mana ilawsani magaceeda. Wuxuu ahaa Nimco (Magaceeda iyo quruxdu Allah ku nimcaystay wuu uqalmayey).

 

Arimo iska caadi ah ayaan iska waraysanay. Waxaanan isku afgaranay in aan bacda dugsi darsiga isla raacano oo wax isla barano.

 

Maalinba maalinta kadanbaysa kalgacayl aan uqabay kor ayuu usii kacayey. Qurux ay leedahay oo kaliya ma aysan ahayn, waxaa udheeraa, edebta iyo dabeecadeeda wanaagsan. Halkii anagoo meel fiican arintu noo marayso oo iyana dareen soo galayo, ayaa lakala guuray oo lagu noqday, Hargeysa.

 

Sanadku waa 1994 dagaal labaad ayaa hadana qarxay. Aniga iyo Nimco markale ma is arki doonaa?

 

Way sii socon sheekadu Insha Allah.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Kooy gaala dilaane

 

Hadda kahor ayaa wadaad iska maskiin ah guursaday gabar. Habeenkii ugu horeysay la isla aqalgalay, gabadhii kistoo xishmada ayaa ku badneed, oo markuu u dhawaadaba dhanka kale ujeesaneyso.

 

Ninkii fikir aa kusoo dhacay. Markaas uu ku dhahay, "Kutubeey, dheegtee walaagoo jara, oo eh madii lan iyo naagsheey isla hurdoomaan in eta iyoogoo gaal dileen?"

 

"Dhabtaawaa?" ee weydiisay.

 

"Haa, Kutubeey."

 

Habeenkii saas uu ugu baxay. Habeenkii kale saas. Kii kusii xigay saas. Markii sadex toddobaad la maraaye oo iyadiina 'kooy gaal dilaane' xiiso u qaatay, ayee habeen asagoo daalan ku tiri, "Haseey, kooy ooga gaal badan magalshee eh dilaanee." :D

 

Maadaama uu habeenkaan rabin in uu baashaalo iska qirtay, oo uu Xaseey asaga ahaa dhahay: "Walaagii Siid Aliyoow seefshee dhamaayi waayti, shufteey ma dhamaayaas, ee iiga buran ki eri."

 

:D:D:D

 

If you don't know what shuf is, soori, mala sheegi karo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Shucayb:

^
smile.gif
Waan gartay, inkastoo ninka aan arkay aanu ubaahnayn in uu guryo udhaco.
ladies would voluntarily dance into your hands with that look.
.

 

Hadii aan ka rogo, oo hadana aan saaro. Waatan shekadaydii.

 

Kalgacayl 8 (7 1/2 to be exact) jir kugu galay, jacayl mala odhan karaa?

 

Markii dagaaladii dalka kasocday ay bilaabmeen taarikhdu markay ahayd
1988
ayaa aniga iyo reerkayagu ka bara kacnay
Hargyesa
oo kacnay xagaas iyo dhulka loo yaqaan somali galbeed. Waxaan degnay tuulo (remote town) oo ku taal gobolkaa galbeed. Tuulada magaceeda hadaan idiin sheeko waxay ahayd
Daroor
.

 

Hadal iyo dhamaan, anagoo halkii ku suga ayaan waxaan ka bilaabay dugsi Quraan ah. Dugsigaas isaga ah ayaan waxaa dhigan jiray dad sidayada soo baro kacay dagaalada dalka kasocday awgeed.

 

Isla meeshii anagoo degan, waxna aan ka barto, ayaa maalin maalmaha ka mid ah ay indhahaygu kudhaceen gabadh aad uqurux badan (love is first sight ma maqashay). Markaas inantii markii aan saas umiliilicsaday ayey qurux deedii, habkeedii iyo hanaankeedii iqaaday. Halkii ayaan niyada gashaday in sikastaba ha ahaatee aanan siidayn gabadhaas iyada ah.

 

Subax subaxii maalin dugsiyeedkii ka mid ah, ayaan gabadhii ku arkay iyadoo gees taagan oo Quran akhrisanaysa, markaas ayaan ka ag dhawaaday. markii aan ku dhawaaday, ayey waxay dareentay shaqadha kabahayga ka baxaysay, markaas ayey isoo eegtay. Markay saa isoo jaleecday ayaan waxaan ku idhi 'salamu calaykum'. Salantii sidii caadada ahayd ayey iiga qaaday oo '*****aykum masalam'.

 

Halkii ayaan inantii kuwaraystay. Waxaan usheegay magacaygay, keeda ayey iisheegtay, mana ilawsani magaceeda. Wuxuu ahaa
Nimco
(Magaceeda iyo quruxdu Allah ku nimcaystay wuu uqalmayey).

 

Arimo iska caadi ah ayaan iska waraysanay. Waxaanan isku afgaranay in aan bacda dugsi darsiga isla raacano oo wax isla barano.

 

Maalinba maalinta kadanbaysa kalgacayl aan uqabay kor ayuu usii kacayey. Qurux ay leedahay oo kaliya ma aysan ahayn, waxaa udheeraa, edebta iyo dabeecadeeda wanaagsan. Halkii anagoo meel fiican arintu noo marayso oo iyana dareen soo galayo, ayaa lakala guuray oo lagu noqday, Hargeysa.

 

Sanadku waa
1994
dagaal labaad ayaa hadana qarxay. Aniga iyo Nimco markale ma is arki doonaa?

 

Way sii socon sheekadu Insha Allah.

Waar niyow show waa halkaan kugu arkay ,,,,,, wejigaagu wuu igu yaalay beryahaaba ,,,, :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Honesita   

Originally posted by Jacaylbaro:

Nin boqor ah baa beri jiray ,,,,,,,,

 

 

Then wuu dhintay ,,,,,,,,,
:D

Looool, sheekada dhamee nooh, mala xabaalay?

 

Fii Amaani'Laah

Share this post


Link to post
Share on other sites
Honesita   

I just thought of this interesting story my brother told a while back...

 

There was this rich man who had lots of wealth...he was not happy with his sons and so he planned to make sure they did not get his wealth after he died, so they found out about it and plottd to kill him... They decided to not kill him and just bury him alive.. So they announced his death and put him in that box thingy that they put dead pple in, and they marched the city with his body to show pple he died... The king questioned why there was a crowd and he was told the rich man died.. So when the crowd was right under his balcony, he stepped out with his wife to take a look... At this time, the rich man in the box started screaming and saying that his sons were plotting to kill him and that he was still alive... The King heard this and ignored it... His wife asked him if he was going to do something about it... He said "are you ******, you think that one rich man is telling the truth and all these pple are lying."

 

Moral of the story was, just because everyone says something is a certain way way it doesn't mean they are right....!!

 

Fii Amaani'Laah

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ever witnessed a Jinni possessed person oo la quraan saaraayo?

 

I have and it was really scary. The person was a girl and was possessed by a jinn who apparently said that he felt in love with the girl. No kidding.

 

It was about 5 of us who accompanied this shiekh to read the Quran with him. To be honest, at first I didn't like the idea of being present in that Quraan saar session. But I was convinced that nothing will happen.

 

So somewhere in the middle of the Quraan-saar, the girl started to shake like she was having heart attack or something. But the Shiekh never stopped the Quran until the girl started screaming with a thick male-voice (like someone cunaha la hayo). At first it was very hard to understand what the voice was saying and it was very scary to be honest.

 

But what was more scary was when the Sheikh started to whip the girl like mad. That was when I ran away from the room. Sheekhii wuu waashay ayaan is idhi. :D

 

Later I was told that the Jinni spoke and told how he met the girl and how he felt inlove with her Perfume etc...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Pujah   

Later I was told that the Jinni spoke and told how he met the girl and how he felt inlove with her Perfume etc...

No friking waaay. :eek:

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

Very nice stories dadow.

 

Suldaanka, no kidding.

 

My own sister was once possed by demons. When as you said the Jin was beaten, they spoke (through her) saying that she stepped and killed some of their children.

 

They were told that she was innocent, because she was 'blind' and didnt' see whether you lived in the area or not. They said, they will forgive her this time saying 'she must be aware of such and such area' next time. Then they eventually left her.

 

The next day, she didnt' remember anything that happened the night before, she just seemed suspicious of us looking funny at her.

 

P.S there have been reported incidents of some poeple who have died in the process.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Shucayb:

Hadii aan ka rogo, oo hadana aan saaro. Waatan shekadaydii.

Waryaa Red on the head, Maxada cas baad dhegaysaa smile.gif

 

Hayee Ka rog oo hadana Saar - Hadee kale waxaan laha :D Meeha miyanay shaqo jirin waa maxaay sheekadan aad dadka u qabatay durhurka galay - you should be fired from your work - nin waalan :D Minesota ma laantii hawada ayaad moodaysa iyo Joqor icon_razz.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Shakti   

Originally posted by Suldaanka:

Ever witnessed a Jinni possessed person oo la quraan saaraayo?

 

I have and it was really scary. The person was a girl and was possessed by a jinn who apparently said that he felt in love with the girl. No kidding.

 

It was about 5 of us who accompanied this shiekh to read the Quran with him. To be honest, at first I didn't like the idea of being present in that Quraan saar session. But I was convinced that nothing will happen.

 

So somewhere in the middle of the Quraan-saar, the girl started to shake like she was having heart attack or something. But the Shiekh never stopped the Quran until the girl started screaming with a thick male-voice (like someone cunaha la hayo). At first it was very hard to understand what the voice was saying and it was very scary to be honest.

 

But what was more scary was when the Sheikh started to whip the girl like mad. That was when I ran away from the room. Sheekhii wuu waashay ayaan is idhi.
:D

 

Later I was told that the Jinni spoke and told how he met the girl and how he felt inlove with her Perfume etc...

i like the American version of this movie.(i cant remember the name of the movie, i look it up) vs the weershi's one..lool

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this