Saalax

UN envoy to Somalia James Swan arrives in Hargeisa

Recommended Posts

gooni   

Aqalka sare awood malaha, waxaana awoodii ka qaatay maamul goboleedka oo ka dhigay waxaan jirin talo u goyn karin oo aan macno lahayn.

Abdi xaashi wuxuu ka dhiganayaa inuu  yahay aqalka sare tuul uu kula dagaalamo dawladda federaalka.

D@ir waa afarta qabiil ee qaybsaday awoodda dalka waxayna leeyihiin dhawr iyo lixdan sida kuwa kale.

maamulkii waqooyigu waa falaago gooni u go'day, maxay tahay sababta ay agoonta isaga dhigayaan marka?

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   
1 hour ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

Baydhabo ka soo bilaabay safarkiisa maamul goboleedka. Dhuusamareeb ku xigtay, then Garoowe, Jowhar, Kismaayo iyo hadda oo Hargeysa ag.

laftagareen-iyo-swan.jpg

swan.jpg?resize=780,470&ssl=1

142479373_1101372893609563_3225180830610

guudlaawe.jpg

nnn.jpg

 

 

:D waxa igu qosol badan qolyaha daha safirka uu fadhiya Somaliland iyo Somalia.  :D waba daad khiyaali ku nool. 

  • Haha - That was funny. You made me laugh! 1

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.