Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Ninka calankeena ka been sheegay

Recommended Posts

Ninkaan baryahaan baraha bulshada Soomaaliyeed qabsaday, asagoo islahaa ku soo caanbax afar xaas ayaa qabaa iyo calankeena ka been sheeg.

Intuuba meel gaarin taariikhdiisa madoow la soo qufay, kuna jirto inuu dhiigyocab iyo tuug weynaaday yahay, magaciisana badashay. Wareysiga hoose fiirso, xataa si cad uma beeninaayo eedeynta wariyaasha uu ku dilay Muqdisho sodon sano ka kor.

ย 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dhanka kale taariikhda calankeena iyo sida lagu sameeyey waxaa idinla wadaagaa wareysi aabahey laga qaaday sanadkii 2000. Aabahey goobjoog ayuubu ahaa markii la sameynaaye iyo sida lagu sameeyey maadaama.xubin sare ka ahaa ururkii gobonimodoonka ee SYL.ย 

Wargeys Kalmo la dhihi jiray, kana soo bixi jiray magaalada London ee dalka Ingiriiska ayaa lagu daabacay wareysiga.

Wareysiga wuu dheeraa laakiin qeybta calanka taariikhdiida ku saabsan ayaa idinla wadaagaa ee ila aqrista.

_______________

"๐‘ฒ๐’‚๐’”๐’Ž๐’: Bishii Apriil sanadkii 1957dii waxaa Muqdisho lagu dilay Kamaaluddin Salaax oo Masar u joogay Soomaaliya. Haddaba dilkaasi maxaad kala socotaa?

๐‘บ๐’‰๐’†๐’†๐’Œ๐’‰ ๐‘ด๐’–๐’Œ๐’‰๐’•๐’‚๐’‚๐’“:

Kamaaluddiin waxaa dilay nin la yiraahdo
Wiilow oo reer Luuq ah, aabihiisna waxaa la dhihi jiray Sheekh C/raxmaan Dheere. Ninkaasi wuxuu ahaa dadkii loo qaaday Masar. Xaaji Maxamed Xuseen kii Leegada madaxda ka ahaa iyo isaga dadkii kowda hore ee tacliinta loogu qaaday Masar ayay ahaayeen. Akhlaaq-xumaa loo soo eryay oo Soomaaliyaa lagu soo noqay. Waxaa laga sheegay ninkaas ka hor inuu yiri โ€˜Alleylehe nin Masar ah markii aan dilo unbaan aarsanaayaa sidii ay ii galeen.'

Marka Kamaaludiin la dilayo, anigu Xamar baan ka baxay oo waxaan ku sii socday Xuddur oo la ii beddelay, waxaana habeen barinay Maanyafuulka, habeenkii dambe meel Seenilow la yiraahdo ayaa baabuurkii nooga hallaabay.

Subaxdii shufeerkii (wadihii) iyo niman hunguri noo soo doonay oo beledka (Baydhabo) ku soo noqday ayaa na yiraahdeen, 'Waa la dilay Kamaaluddiin!'

Runtii Kamaaluddiin dilkiisa Talyaani
ayaa ku lug lahaa. Niman Soomaali ah oo Talyaaniga taagersanaana waa ku jireen. Kamaaluddiin gurigiisa ayuu isugu yeeray Golihii (Councilia Teritoriale) oo Talyaanigii suubiyay oo Aadan Cabdulle Cusmaan madax ka ahaa iyo nimankii axsaabta madaxda ka ahaa dhamaantood wixii pro-Italian ahaa iyo wixii ka soo horjeeday ee dawladnimo dalbaayay ayuu isugu yeeray gurigiisa, wuxuuna ku yiri:

"๐‘บ๐’๐’๐’Ž๐’‚๐’‚๐’๐’Š๐’…๐’‚ ๐’˜๐’‚๐’‚ ๐’”๐’‰๐’‚๐’„๐’ƒ๐’Š ๐’Š๐’”๐’•๐’Š๐’„๐’Ž๐’‚๐’‚๐’“ ๐’…๐’Š๐’๐’‚๐’š ๐’๐’ ๐’๐’Š๐’š๐’‚๐’…๐’…๐’‚ ๐’Œ๐’‚ ๐’…๐’‰๐’Š๐’๐’•๐’‚๐’š. ๐‘ป๐’๐’ƒ๐’‚๐’ ๐’”๐’‚๐’๐’ ๐’Œ๐’‚ ๐’ƒ๐’‚๐’„๐’…๐’Š ๐’™๐’๐’“ ๐’ƒ๐’‚๐’‚๐’… ๐’๐’๐’’๐’๐’๐’†๐’š๐’”๐’‚๐’‚๐’ ๐’‚๐’š๐’‚๐’‚ ๐’๐’‚ ๐’๐’†๐’†๐’š๐’‚๐’‰๐’‚๐’š, ๐’…๐’‰๐’†๐’ˆ๐’๐’‚ ๐’–๐’Ž๐’‚ ๐’…๐’‰๐’Š๐’ˆ๐’‚๐’š๐’”๐’‚๐’‚๐’! ๐‘พ๐’‚๐’™๐’‚๐’‚๐’… ๐’š๐’†๐’†๐’”๐’‰๐’‚๐’‚๐’ ๐’„๐’‚๐’๐’‚๐’๐’Œ๐’Š๐’Š๐’๐’Š๐’Š ๐’‰๐’‚ ๐’๐’‚ ๐’”๐’–๐’–๐’ƒ๐’Š๐’š๐’, ๐’๐’ ๐’•๐’‚๐’ ๐‘ป๐’‚๐’๐’š๐’‚๐’‚๐’๐’Š ๐’‰๐’‚ ๐’๐’‚ ๐’ƒ๐’‚๐’‚๐’ ๐’”๐’–๐’“๐’. ๐‘ฏ๐’‚๐’…๐’…๐’Š๐’Š ๐’„๐’‚๐’๐’‚๐’๐’Œ๐’Š๐’Š ๐‘บ๐’๐’๐’Ž๐’‚๐’‚๐’๐’Š๐’š๐’‚ ๐’๐’‚ ๐’š๐’Š๐’“๐’‚๐’‚๐’‰๐’…๐’ ๐’๐’ ๐’‚๐’š ๐’‚๐’“๐’Œ๐’‚๐’‚๐’ ๐’Š๐’๐’‚๐’š ๐’“๐’–๐’Ž๐’†๐’š๐’”๐’•๐’‚๐’‚๐’ ๐’‚๐’š๐’‚๐’‚ ๐’๐’‚ ๐’‚๐’“๐’Œ๐’‚๐’‚๐’š๐’†, ๐’„๐’‚๐’๐’‚๐’ ๐’”๐’–๐’–๐’ƒ๐’Š๐’”๐’•๐’‚."

Raโ€™yigaas isagaa keenay (Counciliyadii) ayaa raโ€™yigii la keenay, waana laga dooday, waana lagu heshiin waayay. Xisbi kasta calan ayuu lahaa. Calankiisii in laga dhigo ayay damceen. Leegada ayaa ugu rooneyde oo shan xiddigey lahayde oo shan Soomaali lagu ishaaraayo. Waa diideen. Nin aan maqlay waa sariir-fuul oo Kanada jooga, ๐‘ด๐’‚๐’™๐’‚๐’Ž๐’†๐’… ๐‘ช๐’‚๐’˜๐’‚๐’‚๐’๐’† ๐‘ณ๐’Š๐’Š๐’ƒ๐’‚๐’‚๐’ ๐’๐’‚ ๐’š๐’Š๐’“๐’‚๐’‚๐’‰๐’…๐’ ๐’๐’ ๐‘ฎ๐’๐’๐’‚๐’‰๐’‚ ๐’Œ๐’– ๐’‹๐’Š๐’“๐’‚๐’š ๐’‚๐’š๐’‚๐’‚ ๐’ˆ๐’–๐’“๐’Š๐’ˆ๐’Š๐’Š๐’”๐’‚ ๐’Š๐’๐’•๐’–๐’– ๐’•a๐’ˆ๐’‚๐’š ๐’”๐’๐’ ๐’‰๐’Š๐’๐’…๐’Š๐’”๐’‚๐’š ๐’„๐’‚๐’๐’‚๐’๐’Œ๐’‚๐’‚๐’ ๐’Ž๐’Š๐’…๐’‚๐’ƒ๐’Œ๐’‚๐’‚๐’ ๐’๐’†๐’‰, ๐’™๐’Š๐’…๐’…๐’Š๐’ˆ๐’•๐’‚ ๐’”๐’‰๐’‚๐’๐’•๐’‚ ๐’ˆ๐’†๐’†๐’” ๐’๐’†๐’‰. ๐‘บ๐’‚๐’‚๐’Œ๐’‚๐’š ๐’๐’ ๐’Œ๐’‚๐’๐’† ๐’‚๐’š๐’–๐’– ๐’”๐’๐’ ๐’‡๐’‚๐’“๐’Š๐’Š๐’”๐’•๐’‚๐’š, ๐’‰๐’‚๐’…๐’‚๐’ ๐’ƒ๐’–๐’– ๐’”๐’๐’ ๐’‹๐’†๐’†๐’…๐’Š๐’š๐’‚๐’š, ๐’˜๐’–๐’™๐’–๐’– ๐’š๐’Š๐’“๐’Š, โ€˜๐‘พ๐’‚๐’‚ ๐’•๐’Š๐’Š ๐’‚๐’‚๐’ ๐’Œ๐’– ๐’‰๐’†๐’”๐’‰๐’Š๐’Š๐’ ๐’˜๐’‚๐’š๐’๐’‚๐’š ๐’„๐’‚๐’๐’‚๐’๐’Œ๐’Š๐’Š. ๐‘ฒ๐’‚ ๐’˜๐’‚๐’“๐’“๐’‚๐’Ž๐’‚ ๐’„๐’‚๐’๐’‚๐’ ๐’‰๐’‚๐’…๐’…๐’‚ ๐’Œ๐’‚ ๐’‰๐’๐’“ ๐’‚๐’‚๐’ ๐’๐’‚ ๐’‚๐’“๐’Œ๐’Š๐’, ๐’™๐’Š๐’”๐’ƒ๐’Š ๐’”๐’–๐’–๐’ƒ๐’”๐’‚๐’…๐’‚๐’š๐’๐’‚ ๐’‚๐’‚๐’ ๐’๐’‚ ๐’‚๐’“๐’Œ๐’Š๐’, ๐’‰๐’‚๐’…๐’…๐’‚๐’‚๐’ ๐’ƒ๐’‚๐’๐’…๐’Š๐’Š๐’“๐’‚๐’… (๐’„๐’‚๐’๐’‚๐’) ๐’Œ๐’‚ ๐’…๐’‰๐’Š๐’ˆ๐’‚๐’๐’๐’ ๐’Ž๐’‚๐’™๐’‚๐’‚๐’… ๐’Œ๐’‚ ๐’’๐’‚๐’ƒ๐’•๐’‚๐’‚๐’?โ€™

โ€˜Waa fiican tahay,' ayaa la yiri. ๐‘ฑ๐’†๐’†๐’ƒ๐’Œ๐’Š๐’Š๐’”๐’–๐’– ๐’Œ๐’‚ ๐’”๐’๐’ ๐’ƒ๐’Š๐’™๐’Š๐’š๐’‚๐’š, ๐’”๐’Š๐’…๐’‚๐’‚๐’” ๐’‚๐’š๐’–๐’– ๐’– ๐’•๐’‚๐’‚๐’ˆ๐’‚๐’š, ๐’”๐’‚๐’„๐’‚๐’ƒ๐’‚๐’‚ ๐’๐’‚๐’ˆ๐’– ๐’•๐’‚๐’‚๐’ˆ๐’†๐’†๐’“๐’‚๐’š. ๐‘ฐ๐’๐’•๐’‚๐’‚๐’” ๐’Š๐’š๐’ ๐’˜๐’‚๐’™ ๐’๐’‚ ๐’Ž๐’Š๐’… ๐’‚๐’‰ ๐’Š๐’š๐’ ๐’Œ๐’‚ ๐’ƒ๐’‚๐’…๐’‚๐’ ๐’‚๐’š๐’–๐’– ๐‘ฒ๐’‚๐’Ž๐’‚๐’‚๐’๐’–๐’…๐’…๐’Š๐’Š๐’ ๐’”๐’–๐’–๐’ƒ๐’Š๐’๐’‚๐’‚๐’š๐’‚๐’š.

Waxa Talyaaniga kula colloobay taas ayey ahayd, nimankaan dilayna Talyaani ayaa soo diray."

Share this post


Link to post
Share on other sites
Coofle   

His hustle backfired bad.ย 

Thanks for Sharing the snippet of the interview MMA

Horta imisa dilaa iyo dhiigyo cab ayaa ina dhex socda? ilayn boqolaalka kun ee la dilay barigii dagaalka sokeeye kuwii dilay meeye?ย 

  • Like 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
22 hours ago, Coofle said:

His hustle backfired bad.ย 

Thanks for Sharing the snippet of the interview MMA

Horta imisa dilaa iyo dhiigyo cab ayaa ina dhex socda? ilayn boqolaalka kun ee la dilay barigii dagaalka sokeeye kuwii dilay meeye?ย 

Soomaaliya waxee la degi, salka la dhigi la'dahay dadkaan dambiyada waa weyn sooย geystay ayaa wali bulshada ku dhex nool, qaarkoodna wadaado iska dhigaayo. Xaalka ma sahlano.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Khadafi   

Yaab badanaa, Subxan Allaaah.

How can he have the audacity to come to the TV:sets with his blood stained hands, allegations of murder.

Share this post


Link to post
Share on other sites
26 minutes ago, Khadafi said:

Yaab badanaa, Subxan Allaaah.

How can he have the audacity to come to the TV:sets with his blood stained hands, allegations of murder.

Bilo ka dhex qaylinaysa, iyo dunuub, he was deported fromย  many western countriesย 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.