Sign in to follow this  
Deeq A.

KULMIYE Oo Soo Saaray Amarro Kor Loogu Qaadayo Saamiga Haweenka Ee Golaha Wakiillada

Recommended Posts

Deeq A.   
(SLT-Hargeysa)-Guddoomiye-ku-xigeenka labaad ee xisbiga KULMIYE, Md. Axmed Cabdi Xuseen (Axmed Cabdi-dheere), ayaa amray guddoomiyeyaasha xisbiga KULMIYE ee gobollada dalka, inay soo raaciyaan ugu yaraan hal haween ah liiska murrashaxiinta golaha wakiillada ee ay soo gudbinayaan.
War qoraal ah oo kasoo baxay xarunta xisbiga KULMIYE, Islamarkaana uu ku saxeexan yahay guddoomiye-ku-xigeenka labaad ee xisbiga KULMIYE, ayaa u dhignaa:
FB_IMG_1607166726496.jpg

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this