Sign in to follow this  
Deeq A.

Xayiraada ay Imaaraadku ku soo rogeen dalal dhowr ah oo aan saamayn ku lahayn..

Recommended Posts

Deeq A.   

 

Xayiraada ay dawlada Imaaraadku dhawaan ku soo rogtay 11 dal oo aanay bixin doonin ama Basaabooradooda ayna saari doonin wax dal ku gal ah arintaasi ma khusayso dadka haysta ciqaamada ama basaaboorada dalalka kale ee ka baxsan kuwaasi aan la sheegin

Waxana qofkii ciqaamad uu u saaranyahay basaaboorka Somaliga iyokuwa 11ka dal ee la mamnuucayba ay gali karaan Imaaraadka sidoo kalna ay ka dhoofi karaan.

Sidoo kale dadkii ku transit-ka ahaa Imaaraadka waa caadigoodii, ogsoonowna in aan Imaaraadku aanu Fiiso saari jirnba Basaaboorka Soomaalida

Arinkani wax saamayn ah kuma laha duulimaadyadii tagi jiray Somalia iyo Somaliland’toona.

Wixii war ah ee dheeraad ah wararkeena danbe kala soco

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this