Sign in to follow this  
Kamaavi

Music Thread [ Wat ar u listening 2]

Recommended Posts

Abwaan   

 

Waxaan garanaayo

Haddaan gudan waayo

Gefkeeda anaa leh

Nimaan waxba geysan

Maxaa gawraciisa

Gar loogu tilmaamay

Ajaanib gadoodey

Dhulkooda ka guurey

Maxaa geyigeenna

Gabbaad uga yeelay?

Maxaa gabdheheenna

Dadkaasba u guurshey

Waaba sheeko gun dheere!!!

 

Raggii dadka gooyey

Dhammaan gam ka siiyey

Gumaca ku asqeeyey

Waa midaan garan waayee

Maxaa? Maxaa Baarlamaanka dhex geeyey?

Qabuuro qabuuro

Qabuuro gaboobey

Ninkii Gacmihiisa

Godkooda ku faagey

Waa adduunyo gaddoone

Maaxaba u geystey.

 

Markay xaajo gedooddo

Allaa loo gardhigtaa

Gacmaha loo fidsadaa

Gargaagkii la baryaa

Haddii Guulle yiraahdo

Colaaddaa go'i doonta

Gallad baa dhici doonta

Gu' baa noo di'i doona

Geelaa noo dhali doona

Gorofkaa culmi doona

Giiryaalaa tegi doona

Geesigaa iman doona

Waayeelkaa gabyi doona

Gabannadaada qosli doona

 

Cid kaloo gurigeenna

Gogol noo dhex dhigtaa

Garab noo noqotaa

Gacan noo fidisaa

Su'aal baa garab taallee

Soomaalaay Soomaalaay

Soomaalaay isgarawso!!!

 

Waah waah waxaasaa miro, laxan iyo muusig ah.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

^I heard that song sometime ago. I think I listened to it at least 50 times lol...amazing lyrics.

 

Cid kaloo gurigeenna

Gogol noo dhex dhigtaa

Garab noo noqotaa

Gacan noo fidisaa

Su'aal baa garab taallee

Soomaalaay Soomaalaay

Soomaalaay isgarawso!!!

Couldnt have agreed more..

 

gurigaaga adiga uun ba gogol u dhigaya oo u maqan.

 

salaam

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

 

Alifka kuwii ii dhigee

islamnimo igu korshee

abaaal baan idiin haya

ifkina naxaris ku hela

akhiro janadii udgooooooooon...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

^lol@ ismalaha she has a beautiful voice dhaaf islaanta.

 

and I like that song you posted. Great msg.

 

salaam

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this