Sign in to follow this  
Dhubad.

Somalia in 1978 - Pics

Recommended Posts

Aniga waaba ka shakiyay Somaliaonline.com, Marwalba waxaad arkeysaa dad Moderator ah iyo kuwa qoraal badan oo diinta iyo Muslimiinta u gafaayo, cid wax ka qabaneysana uma jeedno ilaa iyo haatan.

 

Waxaan aaminsanahay haduu website-kaan ahaan lahaa mid ay Soomaali leedahay, waliba dad diinta jecel, waxaan qabaa in arimahaan diin-ka-baxa ah marhore laga hortagi lahaa. Balse taasi ma dhicin, ee Soomaaliyeey ameey haboon tahay inaan raadino Wadanka Reergalbeedka ah ee sameeyay website-kan si aan u dacweyno, aflagaadada diinteena lagu hayo darteed.

 

Soow fikrad fiican maaha, intii aan la murmi laheyn Castro iyo kooxdiisa oo diin iyo dhaqan meel ay kasoo jeedaan aan la aqoonin. Waa sii horeysay baa nin igu yiri, "war iska jooji internet-ka ha galine, waxaa laga sheegay dad jawaasiis ah oo hadana afka soomaaliga yaqaano, una dhashay gaaladaas cadcad".

 

Arintu koley waxay tageysaa inaan jihaad ku bilowno dadkaan caadeystay inay maalin walba diinteena nagu hor caayaan, waxnana aysan noola harin. Koley aniga seefteyda galka waan ka siibay, oo waxay diyaar u tahay mid/qolo aan ku jano-tago, maadaama ay nagu bilaabeen warjeefid ba'an.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Castro   

^ Saaxib waa waqti ciideede, ina kaladaa. I'm still abiding by our cease fire agreement from 2005. With repeated violations of this agreement on your part, I shall have no choice but to re-initiate full hostilities. Something I'd rather avoid at all cost. :D

 

Mida kale saaxib dad badan ayaad dhinac kaga dhacaysaa markaad ugu yeedho kooxdaydii. Saaxib kooxo meeshan majiraan. Ciid wanaagsan ninyahow ee shaydanka iska naar.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^Ninyahow qalad ha iga fahmin, maahi qof nabada neceb, balse waan hilmaam badanahay. Soomaalina waxay tiraahdaa, "hilmaam hadal kuma jiro". Koley heshiiskii aan isla galnay adinkaa buriyay, markaad xijaabka Rahima wax ka sheegteen! laakiin waa hagaag hadaan intaas ku kala joogeyno, inta ciida ka dhamaaneyso, insha-Allah.

 

Oo ninyahow ciid mubaarak ayaan ku leeyahay smile.gif:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

Waan ku farxay iyadoo weliba xilli ciideed lagu jiro in Alle-Ubaahane iyo Castro ku kala baxaan hab xeerkeenii soomaaliyeed intaan arrinta la horgeyn xaakin iyo qaadiyo go'aan ka gaara sida wadamada reer galbeed markii labo qof was iska dhexgalaan intay doontaba ha le'ekaate waxaa hal ku dheg u ah, haduu mid ka midi yiraahdo maxaa inoo dan ah oon ka yeelaa arrinta, ka kale waa inuu ku jawaabaa "Talk to your Lawyer and I will talk to my lawyer" not even considering the burden that comes with legal proceedings. My advice, don't go to court unless you've to.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this